1 daqiiqo Sheeko:Dalka Prof Yaxye Sheekh Caamir “Canshuurta Laga Qaado Gobolka Banaadir Waxba Looguma Qabto Shacabka Muqdisho” Prof Yaxye Sheekh Caamir ayaa sheegay in canshuurta laga qaado Gobolka Banaadir aan waxba Loogu qaban, wuxuuna dhinaca kale sheegay in waddooyinka Muqdisho ay ka jiraan dayac xumo baahsan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaaraha Itoobiya oo Gaaray DJibouti Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Ali ayaa goordhow gaaray magaalada dalka Djibouti, waxaana garoonka diyaaradaha Ambouli ku soo dhoweeyay Ra’iisulwasaaraha dalka Jibouti. Ra’iisulwasaaraha ayaa waxaa lagu wadaa inuu ka qeyb…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Biixi oo Ku Siijeeda Djabouti Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo Wefdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa saaka waxaa ay ka anbobaxeen garoonka Cigaal ee magaalada Hargeysa, iyaga oo ku sii jeeda wadanka Djabouti, waxaana…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sen. Qodax: Farmaajo Malaha Taariikh wanaagsan oo ah Dhinaca Walaaleynta iyo isu soo Dhoweynta Dadka Soomaaliyeed Senator Mustafe Qodax oo ka tirsan golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook, kana hadlay wada hadallada madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Somaliland ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo oo Ku Siijeeda Djibouti Waxaa gordhow garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ka dhoofay wafdi uu hogaaminaayo madaxweynaha dowladda federaalka Soomaalia, Maxmed Cabdullaahi Farmaajo kuwaas oo ku sii jeeda wadanka Jabuuti. Wafdiga ayaa waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Seddexda Weji Ee Wadaxaajoodka Soomaaliya iyo Somaliland Saaka waxaa Djibouti ka furmaya wada hadal ay garwadeen ka yihiin dalka Mareykanka, balse ay gogosha dhigtay Djibouti, goobjoogna ka tahay Adis Ababa, kaas oo maraya heerar kala duwan! 1.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WARBIXIN :Xogta Safarka Madaxweyne Farmaajo Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Ee ku wajahan Jabuti Waxaa lagu wadaa in dalka Djibouti uu safar ugu ambabaxo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ay la socdaan ra’isul wasaare Xasan Cali Kheyre, guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal, wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururada Bulshada Rayidka Oo Ka Digay In Dalka Uu Ka Dhaco Qalalaase Siyaasadeed Oo Horseeda Burburka Dowladnimo Ururada Bulshada Rayid oo ka digay in dalka uu ka dhaco qalalaase siyaasadeed oo horseeda burburka Dowladnimo waxaan warsaxaafadeed ka soo baxay warbhaainta u aqriyay mudane Shaatax
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Prof.Yaxye Sheekh Caamir “Waa In Cilmi Baaris Laga Sameeyaa Sababta Ay Isku Qilaafi Waayeen Madaxweyne Farmaajo Iyo Raysal Wasaare Khayre” Prof.Yaxye Sheekh Caamir oo ah khabiir dhinaca dhaqaalaha ayaa waraysi dhinacyo badan oo siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in cilmi baaris laga sameeyo sababta ay isku qilaafi waayeen Madaxweyne Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha Xisbiyada Qaran oo Soo Dhoweysay Guddiga uu Magacaabay Guddoonka Aqalka Sare Guddoomiyaha madasha xisbiyada qaran shariif Sheekh Axmed ayaa soo dhoweeyay guddigii uu magacaabay guddoomiyaha aqalka sare ee loo xilsaaray isku keenidda madaxda dowladda federaalka ah iyo kuwa maamul goboleedyada si…