2 daqiiqo Sheeko:Dalka Abwaan Cabdikariim Jiir Oo Goobjoog Uga Warramay Taariikhda Allaha u naxariistee Cabdi Tahliil Waxaan habeenkii Khamiista aheyd ku geeriyooday magaalada Muqdisho fannaanka caanka ah ee Soomaaliyeed Cabdi Tahliil Warsame. Al-fannaan Cabdi Tahiil ayaa u geeriyooday xanuun sanado badan hayey, dal iyo dibadna lagula…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kiisas Coronavirus Ah oo Laga Diiwaan Geliyay Deegaannada Soomaaliland Soomaaliland ayaa maanta oo ah Arbaco 03-06-2020 waxa ay sheegtay in deegaannadeeda laga helay kiisas la xiriira safmarka Coronavirus ka dib markii baaritaan lagu sameeyay dad looga shakiyay xanuunka oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni iyo Ku Xigeenkiisa Axmed Karaash oo La Heshiisiiyay Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni iyo ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta lagu heshiisiiyay madaxtooyada maamulkaas ee Garowe ka dib kulan saacado qaatay oo halkaasi ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Ka Tirsan Soomaaliland oo Laga Helay Coronavirus Wasiirka maalgashiga iyo hormarinta Soomaaliland Maxamed Axmed Cawad ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitterka waxa uu ku shaaciyay in laga helay fayraska COVID-19 ka dib baaritaan lagu sameeyay. Mr…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cumar Filish oo ka Jartay Macallimiinta Masaarida ee 15-May Biyaha iyo Baadka Maamulka gobalka Banaadir ayaa ka joojiyay taakuleyntii uu siin jiray macallimiinta iyo guud ahaan iskuulka 15 May ee magaalada Muqdisho. Warqad uu ku saxiixanyahay guddoomiyaha gobalka Banaadir Cumar Maxamed Maxamuud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliland oo Diiwaan Gelisay Kiisas Coronavirus Ah Soomaaliland ayaa maanta oo ah Axad 31-05-2020 waxa ay sheegtay in deegaannadeeda laga helay kiisas la xiriira safmarka Coronavirus ka dib markii baaritaan lagu sameeyay dad looga shakiyay xanuunka oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdikariin Guuleed oo Soo Dhoweeyay Hadalkii Ra’isulwasaare Kheyre ee ku Addanaa Doorashada Qaranka Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo qoraal uu soo dhigay boggiisa Facebuugga uga hadlay hadal ka soo yeeray ra’isulwasaaraha dalka Xasan Cali Kheyre kaasi oo ku addanna in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Hor Leh oo Laga Helay Caabuqa Coronavirus Gudaha Deegaannada Soomaaliland Soomaaliland ayaa maanta oo ah sabti ah 30-05-2020 waxa ay sheegtay in deegaannadeeda laga helay kiisas la xiriira safmarka Coronavirus ka dib markii baaritaan lagu sameeyay dad looga shakiyay xanuunka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaali Ku Xayirnayd Sacuudiga oo Dalka Dib Loogu Soo Celiyay Dowladda federaalka ah ayaa dalka dib ugu soo celisay muwaadiniin Soomaaliyeed kuwaas oo sida la sheegay ku go’doonsanaa dalka Sacuudiga tan iyo markii caalamka uu kala xirxiray xanuunka safmarka ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ehellada iyo Shaqaalaha Zamzam oo Goobjoog Uga Warramay Xasuuqa Gololey Meydadka illaa 8 ruux oo u badan dhalinyaro, kana shaqeynayey MCH ay leedahay hay’ada Zamsam ayaa maalin kadib markii la afduubtay waxaa khamiistii meydkooda la soo dhigay deegaanka Gololey ee…