Wasiir Odowaa Oo Wada Hadal Ugu Baaqay Ahlu-sunna Waljameeca Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa ugu baaqay maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee gobolka Galgaduud in wax walbo oo ay ka tabanayaan dowladda Federaalka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Faah Faahin: Hal Qof Oo Ku Geeriyooday Qarax Gaari Loo Adeegsaday Oo Ka Dhacay Muqdisho Hal Ruux oo Haween ah ayaa ku Geeriyootay illaa 5 kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax gaari loo adeegsaday kaa oo ka dhacay Isgoyska Siinaay ee Magaalada Muqdisho. Warar ay…
2 daqiiqo Shirkii Golaha Wasiirada Oo Arrimo Dhowr Ah Looga Hadlay Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankii khamiislaha ahaa ayaa ka hadlay qodobo ay kamid yihiin, xaalada siyaasadda dalka iyo daba-galka hantida qaranka, waxaana kulanka maanta gudoomiyay Ra’iisul Wasaaraha…
2 daqiiqo Madaxweynaha Dowladda Federaalka Oo Kulan Sagootin Ah La Yeeshay Danjiraha Burundi u Fadhiyay Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada kulan sagootin ah kula qaatey Danjiraha Jamhuuriyadda Burundi u fadhiya Soomaaliya, General Joseph Nkurunziza oo waqtiga xilkiisa Soomaaliya…
2 daqiiqo Shir Looga Hadlayey Halista Burcad Badeedda Iyo Ka Faa’ideysiga Kheyraadka Badda Oo Ka Dhacay Nairobi Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa lagu soo gabagabeeyay shir ballaaran oo loogaa hadlayey arrimaha badda Soomaaliya. Shirkan oo socday Saddex maalin ayaa xoogga waxaa lagu saaray sidii wax looga…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan Oo Baaq Ku Aaddan Doorashooyinka u Diray Shacabka Soomaaliyeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa baaq ku aaddan doorashooyinka 2016-ka dhacaya u diray qeybaha kala duwan ee bulshada iyo beesha caalamka. Madaxweynaha ayaa sheegay in waddanku…
1 daqiiqo Madaxweyne Siilaanyo oo Ku Waajahan Gobolka Sool Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa u safray magaalada Laascaanood ee gobolka Sool si uu halkaasi xarigga uga soo jaro bilawga diiwaangelinta codbixiyeyaasha gobolka sool oo 23 bishan ka …
1 daqiiqo 18,000 Oo Maxaabiis Ah Ayaa Ku Dhimatay Suuriya Ilaa 18,000 ayey Amnesty International sheegeysaa in ay xabsiyada Suuriya ku dhinteen intii u dhaxesay sanadkii 2011-2015-ka. Warbixintan waxaa kaloo ay sheegeysaa in xabsiyada dalkaas ay ka dhacaan jirdil qorsheysan,…
3 daqiiqo Wasiirkii Hore ee Maaliyadda Somaliland oo sheegay in 61% Dhaqaalaha loo Adeegsado Sifo aan Sharci ahayn Wasiirkii hore ee maaliyadda Somaliland Injineer Maxamed Xaashi Cilmi oo hadda ah falanqeeye arrimaha dhaqaalaha, ahna sidoo kale siyaasi ka tirsan madasha wadatashiga oo ah urur ay ku midaysan yihiin…
2 daqiiqo Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo Sheegay iney Bilaabayaan Diiwaangelinta Axsaabta Guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim oo baarlamaanka federaalka hadal jeedin ka sameysay maalinimadii shalay ayaa sheegtay in guddigoodu uu bilaabayo diiwaangalinta axsaabta qaranka. Xaliimo Ismaaciil…