Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Jigjiga kula kulmay qeybaha bulshada iyo ardeyda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo weli ku guda jira booqashadii uu ku joogay magaalada Jigjiga ee caasimadda Dowlad Degaanka Soomaalida Ethiopia, ayaa xarunta madaxtooyada ee maamulkaasi… 2 daqiiqo
3 daqiiqo Xiriirka Fatxulah Gulen iyo Muftigii Masar Cali Jumca Maxamed Goormaz oo madax ka ah waaxda arrimaha diinta ee dalka Turkiga ayaa waxaa uu ka sheekeeyay markii ugu horeysay xiriir ka dhaxeeyay kooxda Fatxulahi Gulen oo ah ninka lagu…
2 daqiiqo Natiijadii Imtixaanka Shahaadiga ah ee Somaliland oo Lagu Dhawaaqay Xafiiska Imtixaanaadka Somaliland ee wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ayaa ku dhawaaqay natiijada imtixaanka shahaadiga ah ee sanad dugsiyeedka 2015-2016 ee fasallada 8-aad ee dugsiyada dhexe iyo 4-aad dugsiyada sare.…
1 daqiiqo Shacabka Zambia Oo U Dareeray Doorashada Madaxtinimada Dalkaasi Dalka Zambia guud ahaan waxaa ka billowday doorashada madaxtinimada dalkaasi, iyadoo ay u dareereen shacab aad u badan. Musharaxiin gaaraya 9 ayaa lasoo sheegayaa inay u tartamayaan xilkaa madaxweyne ee…
1 daqiiqo Askar Ka Tirsan Qaatumo Oo Ku Biiray Somaliland Ciidamo la sheegay inay ka tirsan yihiin maamulka Khaatumo ayaa ku biiray maamulka Somaliland kadib munaasabad ka dhacday gobolka Togdheer. Ciidamadan oo tiro ahaan gaarayey 260 askari ayaa lagu soo…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Oo La Kulmaay Wasiirada Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa la kulmay wasiirada maaamulkaasi. Madaxweyne Xasan ayaa u jeediyey wasiirada…
3 daqiiqo Safiirkii Ruushka u Fadhiyay Soomaaliya oo Aas Qaran Loogu Sameeyay Magaalada Hargeysa Safiirkii hor ee Soomaaliya u fadhiyey dalka Ruusha Ambassador marxuum Maxamed Maxamuud Xandule ayaa shalay galab lagu aasay magaalada Hargeysa. Danjire Maxamed Maxamuud Xandule oo 3-da August 2016 ku geeriyooday…
1 daqiiqo Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Degmada Afgooye Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose. Wararka ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Al-shabaab ay…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Maanta Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Jigjiga Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Jigjiga ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya. Madaxweyne Xasan Sheekh waxaa garoonka diyaaradaha Jigjiga kusoo dhaweeyay madaxweynaha…
1 daqiiqo Gabar Soomaaliya Ku Dhalatay, Xeryaha Kenya Ku Soo Kortay Oo Ku Guuleysatay Doorasho Ka Dhacday Mareykanka Ilhaan Cumar oo ah gabar qaxootiga Soomaaliyeed ee Mareykanka ah ayaa ku guuleysatay xisbiga dimoqoraadiga qofka ay u sharaxayaan golaha wakiillada ee Minnesota. Dadka ay Ilhaan ka guuleysatay waxaa ka…