1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abaal Marin La Guddoonsiiyey Ardeydii Ugu Sarreysay Imtixaannada Dugsiyada Sare Ee Puntland (Sawirro) Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa Garoowe ku qaabilay 13-ka arday ee ugu sarreysay imtaaixaankii dugsiyada sare ee Puntland 2015-2016. Waxaa ardayda kulankaan ku wehlinayey maamulayaasha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Mashaariic Horumarineed Ka Fulineysa Gobolka Gedo Madaxweyne ku xigeenka Koowaad ee Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa ka warbixiyey safar maalmo qaatay oo ay ku joogaan deegaanno ka mid ah gobolka Gedo. Waxa uu sheegay Madaxweyne ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Gaas Iyo Qorbe-joog Ku Kulmay Garoowe (Sawirro) Magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal waxaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay shir ballaaran oo ay wada yeesheen madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay wehlinayaan ku xigeenkiisa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya: Nabad Ka Dhalata Soomaaliya Waxaa Ay Ku Xiran Tahay In AMISOM Lacag Loo Helo Wasiirka arrimaha dibadda Kenya Amina Maxamed ayaa sheegtay in bulshada caalamka ay mudnaan siiso sii wadista taageerada dhaqaale ee la siiyo ciidamada ka socda midowga Afrika ee jooga Soomaaliya haddii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta Oo Wadda Qorshe Lagu Joojinayo Gudniinka Fircooniga Wasaaradda Arrimaha Diinta iyo Awqaafta ee xukuumadda Soomaaliya ayaa wadda dadaallo lagu doonayo in lagu soo afjaro gudniinka Fircooniga ah. C/qaadir Sheekh Cali oo ah wasaaraddan ayaa ka hadlay arrinta…
9 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Qabyo-Qoraalka Hindise Sharciyeedka Jinsiyadda Oo Dhameystiran Waxaa Muqdisho sabtidii lagu soo gabagabeeyay shir ay soo qaban-qaabisay wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka oo looga tashanayo Qabyo-Qoraalka Hindise Sharciyeedka Jinsiyadda, shirkan oo saddex maalin socday waxaa ka qeybgalay maamul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland Oo Sheegay In Dib u Dhis Lagu Sameynayo Goobaha Danta Guud Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in dhawaan la billaabi doono dib u dhiska goobaha danta guud ee Kismaayo si ay u hirgasho nidaamka dowladnimada. Garoonka magaalada Kismaayo waxaa shalay oo jimco…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Dharkeynley Oo Ku Baaqay Dhismaha Waddooyin Burbursan Maamulka degmada Dharkeynley ee gobolka Banaadir ayaa ugu baaqay maamulka gobolka Dhisamaha waddooyin muhiim ah oo burbur xooggan qaba. Cumar Mayre Macow oo ah guddoomiyaha degmadaasi ayaa si gaar ah uga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Koonfur Galbeed Oo Sheegay In Si Siman Loo Qeybinayo Raashiin Gargaar Ah Oo Ka Yimid Turkiga Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dowladaha hoose ee Maamulka Koongur galbeed Soomaaliya Cabdiraxmaan Aadan ayaa sheegay in Maamulka uu sidii loogu talagalay u qeybinayo deeqdii gargaar ee ka timid Turkiga islamarkaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Madaafiic Lagu Garaacay Deegaanka Lambar 50 Ee Sh/hoose Waxaa deggan xaaladda degaanka Lambar Konton ee gobalka Shabeellaha Hoose halkaasoo lasoo sheegayo in saacadihii la dhaafay lagu garaacay madaafiic. Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa deggan degaankaasi waxaana loo…