1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Ka Dhacay Canada Oo Lagu Dhaleeceeyay Dil loo Geystay Wiil Soomaali ah Ilaa 500 oo qof ayaa dibadbax ka sameeyay dalka Canada kadib markii halkaas lagu dilay wiil Soomaali ah. Dadkan oo ka careysnaa dilka ayaa sheegay in arrintan ay salka ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Khilaaf Ka Dhex Curtay Maamulka Magaalada Baladweyne Ee Hiiraan Maamulka degmada Baladweyne ee gobolka Hiiraan gaar ahaan guddoomiyaha degmadaasi Maxamed Cismaan Cabdi Qallaafow iyo ku xigeenkiisa dhinaca maaliyadda Muuse Cabdi Daahiye ayaa xilligaan waxaa la sheegayaa in khilaaf xooggan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sanaag: Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Somaliland Oo Gabagabo ah Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha doorashada Somaliland ee Madaxtooyada iyo baarlamaanka ee bisha April 2017 ayaa maraysa gobolka Sanaag oo noqonaya kii 5-aad. Diiwaangelintan warqadda codeynta doorashada oo gobolka kasta ka soconeysey 21…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Booliiska Oo Lagu Dilay Degmada Kaaraan, Muqdisho Rag hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in habeenkii xalay ahaa ay degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ku dileen sarkaal ka tirsan ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Afhayeenka wasaaradda amniga C/kaamil Macallin Shukri…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka 160 Qof Oo Lagu Qabtay Howlgal Ciidamada Dowladda Ka Sameeyeen Muqdisho Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa howlgal ay ka sameeyeen degmada Warta Nabadda ah ee magaalada Muqdisho waxay ku qabteen dad gaaraya 160 qof, gaadiid iyo hub. Afhayeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhallinyarada Gobolka Mudug Oo Laga Wacyigeliyey Tahriibka Dalladda dhallinyarada gobolka Mudug ayaa sheegtay in ay billaabeen wacyigelin ballaaran oo ku saabsan tahriibka, waxaana laga wacyigelinayaa dhallinyarada gobolkaasi. Jacfar Yuusuf Cabdalla oo ah guddoomiyaha dalladdan oo la hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Qabyo-Qoraalka Hindise Sharciyeedka Jinsiyadda Oo Muqdisho Lagu Soo Gabagabeeyay Waxaa maanta Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shir looga hadlayey Qabyo-Qoraalka Hindise Sharciyeedka Jinsiyadda ee dalka Soomaaliya Shirkan oo socday 3 maalmood waxaa xafladda gabagabada Goobjoog ka ahaa mas’uuliyiin ka socotay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Turkiga Oo Beenisay Iney Aqoonsatay Baasaboorka Somaliland, Sheegtayna In La Furayo Xarumihii Ay Maamuleysay Hay’adda Nile Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Ambassador Olgan Bekar oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku saabsan Soomaaliya. Safiirka ayaa ugu horreyn shacabka Soomaaliyeed iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha Wadatashiga Qaran Oo Loo Gudbin Doono Qorshaha Ugu Dambeeya Ee Doorashooyinka Guddiga doorashooyinka ayaa la filayaa in horraanta bisha soo aadan ee August ay madasha wadatashiga qaran usoo gudbiyeen qorshaha ugu dambeeya ee doorashooyinka. Wasiirka wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xayir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kuwait Oo Qaban Doonta Shir Lagu Taageerayo Waxbarashada Soomaaliya Ururka The Arab League Educational, Cultural and Scientific Organization (ALECSO) ayaa jimcihii ku dhawaaqay in sanadka soo socda ay Kuwait martigelin doonto shir ay isugu imaanayaan maalgeliyaal badan oo caalamka…