2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaluf Dhanka Dhirta Ah Oo Ka Socda Gobolka Sanaag Kooxo hubeysan ayaa xaalufin dhanka dhirta ah waxay ka wadaan degaanno badan oo ku yaalla gobolka Sanaag iyadoo arrinkaasi ay cabasho xooggan ka muujiyeen dadka xoolo dhaqatada ah. Deegaannada sida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Koonfur Galbeed Oo Wax Ka Qabanaya Isbaarooyin Yaalla Wadada Isku Xirta Baay Iyo Muqdisho Taliska ciidanka Booliiska gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in wax badan ay ka qaban doonaan Isbaarooyin yaalla wadda isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo. Maxamed Sheekh C/laahi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Caan Ah Oo Lagu Dilay Degmada B/xaawo Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dil habeenkii xalay ahaa degmada B/xaawo ee gobolka Gedo loogu geystay Nabadoo caan ka ah degmadaasi, kaa oo lagu magacaabi jiray Nabadoon Idiris Cabdi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka In Ka Badan 10 Ruux Oo Ku Dhintay Dagaal Beeleed Ka Dhacay Gobolka Galgaduud Faah faahin dheeraad ah ayaa la ga helayaa dagaal qaab beeleed u abaabulan oo ka dhacay deegaanno ka mid ah gobolka Galgaduud, gaar ahaan deegaanno ku dhow degmada Ceelbuur ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Oo La Filayo In Maanta Ka Furmo Muqdisho Sida qorshaha yahay maanta oo Talaado ah 2-da August ayaa la filayaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka madasha Wadatashiga qaran oo arrimo xasaasi ah looga hadli doono. Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Dowladda Faransiiska Ka Dalbatay Ka Qeybqaadashada Dadaallada Nabadda Soomaaliya Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku booriyey Fransiiska inay taageeraan dadaalada nabadeed ee lagu xasilinayo gobolka. Madaxweynaha ayaa sheegay in Kenya ay ka rajeyneyso wadamada saaxiibka la ah inay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka UNICEF: Haweenka Soomaaliya Waa Kuwa Ugu Dhalmada Badan Adduunka….Carruurta Waa Dhibbane Kale. Hay’adda UNICEF ayaa isniintii Muqdisho ku soo bandhigtay warbixin naxdin leh, warbixintan oo xoogga lagu saaray carruurta iyo haweenka ayaa lagu soo bandhigay arrimo muhiim u ah dadka daneeyay horumarinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo La Kulmay Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliyeed Ee Ka qeyb-galeysa Tartanka Olimbikada Adduunka Ee RIO Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabilay ciyaartooyda xulka Qaranka Soomaaliyeed oo ka qeyb-galeysa tartanka Olimbikada adduunka ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Helicopter Ruush Ah Oo Lagu Soo Riday Dalka Suuriya Helicopter laga leeyahay dalka Ruushka ayaa la sheegayaa in lagu soo riday magaalada Idlib ee waqooyiga dalka Suuriya. Wasaaradda difaaca Ruushka waxaa ay sheegayaan in Helicopter-ka iyo 3 shaqaale oo…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka 18 Sano Kadib: Casharro Laga Baran Karo Maamul Goboleedka Puntland Maamulka Soomaaliyeed ee Puntland waxaa uu maanta jiraa 18 sano, mudadaas waxaa soo maray 5 madaxweyne, dhammaantood waxaa ay ka sinnaayeen jacaylka ay u qabaan midnimada dalka Soomaaliya. Khilaafyo badan…