3 daqiiqo Sheeko:Dalka Qodobada Looga Hadlayo Shirka Madasha Ee Muqdisho Oo Dhameystiran Madasha qaran ayaa maanta kulan xasaasi ah ku leh Muqdisho, shirka waxaa looga hadlayaa hirgelinta guddiga doorasho, dhameystirta guddiga doorasho ee gobollada, goorta la dhisayo aqalka sare, arrinta Shabeelle dhexe/Hiiraan,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Howlaha Guud Iyo Dib u Dhiska Oo u Digtay Shirkadaha Dhismo Ee Dalka Wasiirka Wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska dalka ee xukuumadda Soomaaliya Saalax Sheekh Cismaan ayaa ka hadlay arrinta ku aadan dib u dhiska dalka gaar ahaan laamiyadii ku burburray…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo La Kulmay Wasiirka Arrimaha Afrika Ee UK Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke maanta safaaradda UK ee Muqdisho kulan kula qaatay Wasiirka arrimaha Afrika ee UK Tobias Ellwood iyagoo ka wadahadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiirka Soomaaliya Ee Kenya Oo Si Kulul Ugu Jawaabey Raila Odinga Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Jamaal Xassan ayaa jawaab culus ka bixiyay haddalo uu sheegay ra’isul wasaarihii hore Kenya Raila Odinga. Raila oo ka hadlayey Chatham House, London ayaa sheegay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Ka Tirsan AMISOM Oo Maanta Lagu Maxkamadeeyay Muqdisho (Sawirro) Maxkamadda ciidamada qalabka ee dalka Uganda ayaa manta waxay magaalada Muqdisho ku xuntay askar ka tirsan AMISOM, kuwaa oo loo heystay eedeymo la xiriira iibinta sahay ay lahaayeen ciidanka AMISOM.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibad Baxyo Ka Dhan Ah Tigray-ga Oo Laga Dhigay Dalka Itoobiya. Welkait oo lagu tiriyo bulshada Amxaarada ayaa u dibadbaxaya in dhulkooda Tigray-ga maamulaan la hoos geeyo qowmiyadda Amxaarada. Dibaddabaxa Axaddii ayaa la sheegayaa in uu isu bedelay sidoo kale mid…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hoos u Dhaca Laga Dareemayo Qiimaha Kalluunka Suuqyada Muqdisho, Xilli Lagu Guda Jiro Xagaaga (Sawirro) Kalluunka oo ka mid ah Kheyraadka eebbe uu ku maneystay dalkeena ayaa xiligan uu hoos u dhac ku yimid qiimaha la iibiyo nuucyadiisa kala duwan xilli lagu guda jiro waqtiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayo Qanuunka Waddooyinka Oo Muqdisho ka Furmay Shirlooga hadlayo sameynta qaanuunka wadooyinka dalka ayaa maanta ka furmey magaalada muqdisho. Shirkan ayaa waxaa soo qaban-qaabisay wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska Soomaaliya, waxaana lagu wadaa inuu socdo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hiiraan: Dowladda Ayaa Mas’uul Ka Ah Dib u Dhaca Shirka Jowhar Maamulka gobolka Hiiraan ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya in ay mas’uul ka tahay dib u dhaca shirka jowhar ee maamul u sameynta Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan. Guddoomiye ku xigeenka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Kenyaan Ah Oo Lagu Weeraray Lamu, Kenya Sarkaal ka tirsan booliiska Kenya iyo shaqaale ka tirsan National Youth Service ayaa lagu dhaawacay Lamu kadib weerar ay u geysteen dad looga shakiyay Al-shabaab. Sida uu sheegay Lamu County…