2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hoggaanka Dhaqanka Beelaha Galbeedka Somaliland oo Si Adag Uga Hadlay Saami Qeybisga Golaha Wakiilada Hoggaamiyaha dhaqanka beelaha dega Galbeedka Somaliland Suldaan Cabdiraxmaan Jaamac Dhawal ayaa sheegay iney arrin cadaalad darro ah ku tahay in doorashada lagu galo baarlamaanka sanadka 2017 ka, xeerkii lagu galay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland oo Diidday in Lagu Dhoofo Baasaaboorka Soomaaliga ah ee Lagu Sameeyay Gudaha Maamulka Wasaaradda arrimaha gudaha ee Somaliland iyo taliska laanta socdaalka ayaa sheegay inaan lagu dhoofi karin gudaha Somalilandna aan laga isticmaali karin baasaaboorka Soomaaliya ee ay ku qoran tahay lagu sameeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khilaaaf Ka Dhex Curtay Maamulka Iyo Garsoorka Gobolka Shabellaha Dhexe Abukar Cali oo ah guddoomiye ku xigeenka dib u heshiisiinta iyo arrimaha Federaalka maamulka gobolka Shabellaha Dhexe ayaa isaga oo saxaafadda kula hadlay magaalada Jowhar waxa uu sheegay in xafiisyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin: Dagaal u Dhaxeeyay Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ka Dhacay Hiiraan Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu ka dhacay duleedka deegaanka Ceel-cali ee gobolkaa Hiiraan. Dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Amni Xaqiijin Ah Ka Wada Magaalada Baladweyne Howlgallo ciidamada ay ku baarayaan dadweynaha iyo gaadiidka ayaa xalay illaa saaka ka soconaya xaafadaha magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Waxaa la arkayaa ciidamo badan oo gaaf wareegaya xaafadaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rajo Laga Muujiyey Miro Dhalka Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Ee Ka Socda Muqdisho Aqoonyahan Maxamed Caalim oo kamid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed ayaa rajo aaad u wanaagsan waxa uu ka muujiyey in natiijo wax ku ool ah kasoo baxdo shirka madasha wadatashiga qaran ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wiil Madaxa Looga Jiro Oo Dad Ku Dilay London Haweeney ayaa lagu dilay halka 5 kale lagu dhaawacay kadib weerar uu geystay wiil madaxa looga jiro, weerarka oo ka dhacay meel u dhaw matxafka London ayaa la sheegayaa in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Oo Galay Maalintii Labaad Magaalada Muqdisho waxaa maalintii Labaad ka soconaya shirka madasha Wadatashiga qaran oo shalay si rasmi ah u furay madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Shirkan ayaa diiradda lagu saarayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Kenya Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamaya Deegaanno Ku Dhow Xuduudda Soomaaliya Iyo Kenya Ciidamada dowladda Kenya iyo Xarakada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dagaallamayaan deegaanno dhaca xuduudda dalalka Soomaaliya iyo Kenya. Degaannada kala ah Fino iyo Carabyada oo ku teedsan…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Siilaanyo oo Wadda Wacyi gelin Ballaaran oo Ku aaddan Heshiiskii Shirkadda DP World ee Dekedda Berbera Xukuumadda Somaliland waxay saddexdii todobaad ee ugu dambeeyey wadday qorshe ay dadka deegaanka Saaxil ee Berbera kaga dhaadhicinayso inay taageeraan hirgelinta heshiiska ay xukuumaddu la gashay shirkadda DPWorld ee heshiiska…