2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhda Safiirka Soomaaliya ee Ruushka Oo Geeriyooday Safiirka Soomaaliya u fadhiya Moscow Maxamed Maxamud Xandulle ayaa arbacadii ku geeriyooday halkaas kadib markii muddo ka xanuunsanaa. Qaar ka mid ah ehelada marxuumka ayaa Goobjoog News u xaqiijiyay geerida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhibaato Bini’aadannimo Oo Ka Jirta Koofurta Suudaan Stephen O’Brien oo madax ka ah hey’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan ban’’aadamnimada waxaa uu sheegayaa in 5 Milyan ay ku baahan yihiin Koofurta Suudaan. Ninkan oo 3 maalin booqasho joogay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Uganda Oo Ciidamo Booliiska Ah Keentay Magaalada Muqdisho Dowladda Uganda ayaa ciidamo ka socda dalkeeda oo boliis ah keentay magaalada Muqdisho kuwaasi oo ka mid noqonaya hawlgalka nabad ilaalinta ee AMISOM. Ciidamadan cusub ee la keenay Soomaaliya ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirwac “Shaki Weyn Baa Laga Qabaa In Doorashada Waqtigeeda Ku Dhacdo” Guddoomiyaha Ururada Bulshada Rayidka Cabdulaahi Maxamed Shirwac oo u waramay Goobjoog Fm ayaa ka hadlay shirka madasha Wadatashiga qaran ee maanta ka furmay magaalada Muqdisho iyo rajada laga qabo in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Zuweil, Lataliyihii Obama Iyo Nin Horay Ugu Guuleysay Nobel Oo Geeriyooday Waxaa dalka Masar ku geeriyooday Dr. Axmed Zuweil oo horay ugu guuleystay abaalmarinta Nobel-ka dhanka Chimsitriga kadib xanuun muddo hayey. Zuweil waxaa uu dhashay 1946, waxaa Jaamacadda heerka koobaad ku qaaday…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dalka Ingiriiska: Ma Dooneyno In Doorashada Soomaaliya Wax Badan Dib U Dhacdo Wafti ka socda dowladda Ingiriiska ayaa Talaadadii kulan gaar ah la yeeshay madaxa Soomaalida, waxaa xoogga lagu saaray kulanka dib u dhaca doorashada iyo wadada loo marayo doorashada 2016-ka. Tobias…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH: Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Oo Ka Furmay Muqdisho Waxaa Magaalada Muqdisho ka furmay shirka madasha wadatashiga Qaran oo looga hadli doono arrimo badan oo xasaasi ah kuna aadan dooarashada 2016-ka. Shirkaan waxaa ka qeybgalaya madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Sheegtay In Al-shabaab Qasab Ku Askareeyaan Dhallinyarada Dalkaasi Dowladda Kenya ayaa sheegtay in xarakada Al-shabaab ay si qasab ah askar kaga dhigaan dhallinyarada dalkaasi si dhankooda uga barbar dagaallamaan. Taliyaha ciidanka Milatariga Kenya Samson Mwathethe ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Diyaarado Dagaal Oo Duqeeyay Saldhig Al-shabaab Ku Lahaayeen J/hoose Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa duqeyn ay diyaarado dagaal ka geysteen deegaanno ku dhow deegaanka Beerxaani ee gobolka Jubada Hoose, kuwaasi oo khasaare kala duwan geystay. Diyaaradahan ayaa lasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burbur Ka Muuqda Xabsiga Dhexe Ee B/weyne Burbur xooggan ayaa xilligaan waxa uu ka muuqanayaa xabsiga dhexe ee magaalada Baladweyne, kadib markii uu saameeyay fatahaadda Wabiga Shabelle uu ka sameeyay magaaladaasi. Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar…