1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland Oo Maanta 18-sano Jirsaday Maanta oo isniin ah waxaa guud ahaan deegaannada uu ka arrimiyo maamulka Puntland looga dabaaldegayaa 18-sano guuradii kasoo wareegtay markii la aas aasay maamulkaasi. Magaalooyinka waaweyn ee Puntland waxaa laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Banaadir: Gaari Qarax Siday Ayaa Lagu Qabtay Xeebta Liido Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in habeenkii xalay ahaa xeebta Liido ee degmada Cabdicasiis lagu qabtay gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa oo maamulka sheegay in la doonayey in shacabka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Kenya Oo Dil, Dhac Iyo Kufsi U Geystay Rayid Ku Dhaqan Mandhera Ciidamada Kenya ayaa lagu eedeeyay in ay dil, dhac iyo kufsi ka geysteen degmada Lafey oo ka tirsan ee gobolka Mandheera. Reeraha Sheikh Barrow ayaa sheegay in askarta Kenyaanka ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland oo u Jawaabtay Safiirka Dowladda Turkiga u Fadhiya Soomaaliya Wasiirka arrimaha dibada maamulka Somaliland oo ka hadlay war ka soo yeeray safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya, kaas oo ku aaddan baasaboorka Somaliland ayaa sheegay in ay aad ugu xun…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 80 Kiis Oo Argigixiso Lala Xiriirinayo Oo Maxkamadaha Kenya La Horgeeyay Ilaa 80 Kiis oo argagixiso lala xiriirinayo ayaa la horgeeyay maxkamadaha dalka Kenya, sidaa waxaa sheegay agaasimaha waaxda dambi barista Ndegwa Muhoro. Ninkan oo ka hadlayey Isiolo axaddii waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 3,000 Tahriibayaal Ah Oo Ku Dhintay Xeebaha Libiya In ka badan 120 Tahriibayaal ah ayaa ku dhintay badda Mediterranean-ka iyagoo doonayey in ay u gudbaan dhanka qaaradda Europe bishan. Duqa magalada Liibiyaanka ah ee Sabratha ayaa waxaa uu sheegayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Qaraxa CID-da iyo Khasaarihii Ka Dhashay Oo Dhameystiran Khasaaraha labada qarax ee mataanaha ah ee Xarunta CID-da ayaa isa soo taraya, rayid badan iyo dad lagu sheegay in ay ahaayeen raggii weerarka geysteen ayaa goobta ku dhintay. Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Tunis Oo Shaqada Ka Diray Ra’iisul Wasaaraha Baarlamaanka dalka Tunis ayaa shaqada ka ceriyay ra’iisul wasaaraha dalka Xabiib Cidin. 118 cod ayaa loo helay si ra’isul waaraha shaqada uga tago, waxaa laga doonayey ilaa 109 cod si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warar Horudhac Ah Oo Laga Helayo Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxyadii Ka Dhacay Muqdisho Waxaa soo baxaya warar horudhac ah oo ku saabsan khasaaraha ka dhashay Labo qarax oo ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan nawaaxiga xarunta dambi baarista CID oo ku dhow isgoyska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Qaraxyo Ka Dhacay Nawaaxiga Xarunta CID ee Magaalada Muqdisho Qaraxyo xooggan ayaa goor dhaw waxay ka dhaceen nawaaxiga xarunta dambi baarista CID kuna dhow isgoyska KM-4 ee magaalada Muqdisho. Qaraxyada ayaa ahaa kuwo aad u xooggan, waxaana laga maqlay…