3 daqiiqo Sheeko:Dalka War-murtiyeedka Laga Soo Saaray Shirka Madasha Wadatashiga Qaran (Akhriso) Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay shirka madasha wadatahiga qaran, kaasi oo magaaladaasi ka soconayey 22 ilaa 25-ka bishan, waxaana shirka laga soo saaray war-murtiyeedkan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 5 Qof Oo Ku Geeriyootay Dagaal Beeleed Ka Dhacay Gobolka Sool Inta la ogyahay 5 qof ayaa ku geeriyootay 7 kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib dagaal beeleed ka dhacay deegaanno ku yaalla Koonfurta gobolka Sool. Deegaanka lagu magacaabo Qooraansey oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Madasha Oo Lagu Soo Gaba Gabeeyay Magaalada Baydhabo Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa maanta oo Sabti ah waxaa lagu soo gaba gabeeyay shirkii madasha Wadatashiga qaran ee ka billowday magaaladaasi 22-kii bishan. Shirkaan ayaa intii uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waa Kuma Wasiirrada Cusub Ee Caafimaadka Iyo Waxbarashada (Taariikh Nololeed) Akhristayaasha Goobjoog News, waxaan halkan ugu soo gudbineynaa taariikhda wasiirrada caafimaadka iyo waxbarashada ee la magacaabay iyo sida ay u soo shaqeeyeen. Dr. Cabdiqadir Cabdi Xaashi: Dhalasho: Magaalada Galdogob ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Itoobiya Iyo Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Gedo Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal u dhaxeeyey ciidamada Itoobiya iyo kuwa Al-shabaab oo habeenkii xalay ahaa ka dhacay deegaanka Yurkud ee gobolka Gedo. Dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Qarax Ku Dumisey Anteenno Ay Lahayd Shirkad Isgaarsiin Oo Laga Leeyahay Kenya Xarakada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in ay qarax ku burburiyeen Anteenno ay lahayd shirkadda Isgaarsiinta ee Safaricom, taasi oo la sheegay inay ku taallay deegaanka Dhamase ee dhanka Kenya.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadkii Ugu Badnaa Oo Cudurka Shuban Biyoodka La Jiifa Isbitraallada B/xaawo Ee Gedo Wararka ka imaanaya degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in dadkii ugu badnaa ay la il daran yihiin cudurka Shuban biyoodka, islamarkaana maalinba maalinta ka dambeysa uu cudurka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Arrin Oo Kallifta In Gabadha Soomaaliyeed Ay Uga Harto Waxbarashadeeda Waxaa jira in gabdhaha qaar aysan dhameysan waxbarashada taas oo u sabab ah dhaqamada dadka Soomaaliyeed ay aamin sanyihiin iyo daruufaha dalka ka jira oo saameyn badan ku yeeshay waxbarashadooda,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wariyeyaasha Somaliland Oo Cabasho Ka Ah Dhibaatooyinka Ay La Kulmaan Wariyeyaasha ka howlgala magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dhibaatooyin ay la kulmaan dhammaan wariyeyaasha ka shaqeeya deegaannada Somaliland. Waxay sheegeen in ugu horreyn ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Afgooye Oo Dad Usoo Qabtay Dilal Ka Dhacay Degmadaasi Maamulka degmada Afooye ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in ay gacanta kusoo Saddex qof oo ay tilmaameen inay ka dambeeyeen dilalkii habeen kahor 5 qof shacab ah loogu geystay…