1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib U Celinta Qaxootiga Soomaalida Kenya Oo Dhowaan Billaabanaysa Warar soo baxaya ayaa sheegaya in bisha July la bilaabayo dib u celinta qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Kenya. xogheyaha joogtada ah ee wasaaradda arrimaha gudaha ee Kenya Karanja…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Dab Khasaare Geystay Oo Ka Kacay Gobolka California Ee Dalka Mareykanka Dab ka kacay dhexbartamaha gobolka California ee dalka Mareykanka ayaa sababay iney geeriyoodaan ugu yaraan labo ruux, 80 gurina ay ku baaba’day, iyadoo dad gaarya kumanaan qof laga daadgureeyay goobihii…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Ka Dhashay Ka Bixitaanka Ingiriiska ee Midowga Yurub Shacabka Ingiriiska ayaa khamiistii u codeeyay 52% in ay ka baxaan midowga Yurub, natiijada marka ay soo baxday qaaradda Yurub ayaa gilgilatay, David Cameron waa is casilay, seyladaha dalkaas hoos…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Oo Aqbaley Xil Ka Qaadista Iyo Magacaabista Xubno Ka Tirsan Golaha Wasiirada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo saaray xeer uu ku aqbaley xil ka qaadis uu Ra’iisul Wasaaraha ku sameeyey laba xubnood oo ka tirsanaa Golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirro Ka Tirsan Xukuumadda Federaalka Oo Xilalkii Laga Qaaday Iyo Kuwo Kale Oo La Magacaabay Ras’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Labo ka mid ah xubnihiisa wasiirada. Xubnaha xilalka laga qaaday ayaa kala ah Marwo Khadra Bashiir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afar Qof Oo Cudurka Shuban Biyoodka Ugu Geeriyootay Magaalada Baladweyne Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in Afar Qof ay cudurka Shuban Biyoodka ugu geeriyootay magaaladaasi, sidoo kalena ay la il daran yihiin 40 kale.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Sh/hoose Oo Baaraya Dadkii Ka Dambeeyay Shacabkii Lagu Dilay Afgooye Maamulka Gobalka sh/hoose ayaa sheegay in ay baadigoob ugu jiraan cidda ka dambeysa dilal kala duwan oo xalay dad shacab ah loogu geystay degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose. Ibraahin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha Britten Oo Sheegay Inuu Iska Casilayo Xilkaasi Ra’iisul wasaaraha dalka Britten David Cameron ayaa ku dhawaaqay in bisha October ee sanadkan uu iska casili doono xilkaasi kadib markii shacabka dalkiisa u codeeyeen in aysan kasii mid ahaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka SOSCENSA Oo Ku Baaqday In La Xaqiijiyo Kaalinta Haweenka Ee Dowladda Soo Socota Ururada aan dowliga ahayn ee SOSCENSA ayaa ku baaqay in la xaqiijiyo kaalinta dumarka ay ku yeelan doonaan dowladda cusub ee soo socota. Guddoomiyaha dalladaasi C/laahi Maxamed Shirwac oo u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tarsan “Weli Guddiga Doorashada Kama Madax Bannaana Xukuumadda” Guddoomiyihii hore ee gobalka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa sheegay in weli guddiga doorashada uusan ka madaxbannaaneyn xukuumadda federaalka. Tarsan oo maanta ka qeybgalay Barnaamijka Jimcaale Ee Goobjoog Fm…