1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyihii Hore Ee Gobolka Bari “Dowladda Hasoo Farageliso Waxa Ka Jira Puntland” Guddoomiyihii hore ee gobalka Bari ayaa dowladda federaalka ugu baaqay inay soo faragaliso khilaafka ka dhex jira isaga iyo maamulka Puntland. Waxa uu sheegay in hadda Puntland ay ka jirto…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Soo Dhaweeyay In Siyaasiyiinta Laga Saaro Guddiga Doorashada 2016 Professor Cabdikariin Daa’uud oo ka mid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed ayaa tallaabo horay loo qaaday ku tilmaamay in guddiga doorashada laga saaro xubnihii golaha wasiirrada ee ku jiray. Wuxuu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Xirtay Idaacadda Daljir Ciidamada Booliiska ee maamulka Puntland ayaa albaabada isugu dhuftay idaacadda madaxa bannaan ee Daljir taasi oo ku taalla magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal. Booliiska oo aad u hubeysan ayaa gudaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afgooye: Dad Shacab Ah Oo Guryahooda Lagu Dilay Shan qof ayaa siyaabo kala duwan xalay loogu dilay degmada Afgooye ee gobalka Shabeellaha Hoose. Dadka la dilay waxaa ku jira nabadoon magaciisa lagu soo koobay Carrabeey oo si weyn…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xubnaha Siyaasiyiinta Ah Oo Laga Saarayo Guddiga Doorashada Ee Dhawaan Madaxweynuhu Magacaabay Madasha wadatashiga qaran ayaa kulankii maanta ay ku yeesheen magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxay isku raaceen in xubnaha siyaasiyiinta sida wasiirada laga saaro guddiga doorashada 2016 ee dhawaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukun Dil Ah Oo Maanta Lagu Riday Shaqsigii Dilay Taliyaha Nabad Sugidda Ee Sh/dhexe Maxkamadda ciidamada qalabka sida waxay xukun dil ah ku ridday Yuusuf Xasan Maxamuud oo ku eedeysan inuu dilay taliyahii ciidanka Nabad sugidda Sh/dhexe C/weli Ibraahim Maxamed. Guddoomiyaha maxkamadda ciidamada qalabka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Hoggaamiyeyaasha Soomaalida Iyo Beesha Caalamka Oo Ku Kulmay Baydhabo (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxda xubnaha ka ah Madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Baydhabo oo maalintii labaad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Ay Yeesheen Golaha Wasiirada Oo Looga Hadlay Amniga Guud Ee Dalka Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Wasiirka Caddaaladda Mudane C/laahi Axmed Jaamac “Ilka-Jiir, iyadoo kulankan qodobada looga hadlay ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xubno Uu Hoggaaminayo Ambassador Keating Oo Ku Biiray Shirka Baydhabo Wafdi ka socda Qaramada Madoobe oo uu horkacayo xoghayaha guud ee Soomaaliya u qaabilsan Danjire Michal Keating ayaa ku biiray maanta shirka Baydhabo ka soconaya ee ay leeyihiin madasha Wadatashiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Iyo Kuwa C/samad Gallan Oo Ku Dagaallamay Carmo Dagaal u dhaxeeyay ciidamada maamulka Puntland iyo kuwo taabacsan guddoomiyahii hore ee gobolka Bari C/samad Maxamed Gallan ayaa maanta ka dhacay deegaanka Carmo kaasi oo khasaare uu ka dhashay. Wararku…