1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka Dowladda Oo Gacanta Ku Dhigay Nin La Sheegay Inuu Dilay Taliyahii Nabad Sugidda Sh/dhexe (Sawirro) Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta gacanta waxay ku dhigeen nin la sheegay inuu ka dambeeyay dilka taliyahii ciidanka Nabad sugidda ee gobolka Shabellaha Dhexe C/weli Ibraahim Maxamed. Shaqsigaan oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka SAWIRRO:- Dib u Habeyn Lagu Sameeyay Wadada Isku Xirta Sayidka Iyo Howlwadaag Ee Muqdisho Dib u habeynayaa lagu sameeyay wadada isku xirta isgoysyada Sayidka iyo Howlwadaag ee magaalada Muqdisho, kadib markii dhawaan qeybo ka mid ah laamigaasi burburiyey roobabkii magaalada ka da’ay. Sawirro laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Mas’uuliyiin Kale Oo Gaaray Baydhabo Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa ku qulqulaya madaxda dalka kuwaasi oo halkaa uga qeybgalaya shirka madasha wadatashiga qaran. Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhallinyaro Si Iskaa Ah Dhireyn Uga Billowday Wadada Makka Al-mukarrama Ee Muqdisho Maxamed Xuseen Xasan waa gudoomiyaha Ubaxa Caasimada oo ah Urur ay sameyeen Dhalinyaro wiilal iyo gabdho leh kuwaasi oo hal ku dhig ka dhigtay dalkaaga quruxso . Waxay magaalada Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shan Ruux Oo Cudurka Shuban Biyoodka Ugu Geeriyootay Degmada Buurdhuubo Ee Gedo Cudurka Shuban biyoodka ayaa faro ba’an ku haya deegaanno ka mid ah Jubbaland, waxaana wararka ka imaanaya degmada Buurdhuubo ee Gedo sheegayaan in cudurkaasi ay u dhinteen Shan qof. Dadka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaaradaha Kenya Oo Duqeyn Ka Geystay Gobolka Gedo Diyaarado dagaal oo la sheegay in laga leeyahay dalka Kenya ayaa duqeyn ka geystay deegaanno ku dhaw degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo. Goobjoogayaal ku sugan degmada Ceel-waaq ayaa u sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Degmada Jowhar, Sh/dhexe Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in howlgallo ay ka wadaan degmada Jowhar ee xarunta gobolka shabellaha Dhexe, halkaasi oo xalay lagu dilay taliyahii ciidanka nabad sugidda ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mooto Bajaajta Oo Laga Mamnuucay Magaalada Baydhabo Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee gobolka Baay ayaa waxay sheegayaan in maanta magaaladaasi laga mamnuucay inay ka dhex shaqeyso Mootada nooca Bajaajta loo yaqaano. Hadal kasoo baxay maamulka magaaladaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Oo Maanta Ka Furmaya Baydhabo Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ka furmo shirka madasha wadatashiga qaran oo arrimo muhiim ah looga hadli doono. Waxaa shirkan ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyahii Ciidanka Nabad Sugidda Sh/dhexe Oo Caawa La Dilay Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in caawa degmadaasi lagu dilay taliyahii ciidanka Nabad sugidda dowladda Federaalka ee gobolka Sh/dhexe C/weli Ibraahim Maxamed. Rasaas ayaa…