1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Dilay Saraakiil Kenyan Ah Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa lagu soo waramayaa in maanta ay dileen saraakiil ka tirsan ciidanka Kenya ka dib weerar ka dhacay degmada Ceelwaaq oo ku taalla xadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Hadliye “Raali Kama Nihin In Qaxootiga Soomaaliyeed Qasab Lagu Soo Celiyo” Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda Soomaaliya C/salaan Hadliye Cumar oo wareysi siiyey Goobjoog News ayaa sheegay in marnaba dowladda Soomaaliya raali ka ahayn in si qasab ah loo soo celiyo qaxootiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Ka Socda Qaramada Midoobay Oo Gaaray Cadaado Magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud waxaa maanta gaaray wafdi ballaaran oo ka socday Qaramada Midoobay kuwaasi oo halkaasi lagu soo dhaweeyay. Ulajeedka wafdigan ayaa lagu sheegay inay madaxda Galmudug kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacab Carreysan Oo Dibadbax Ka Dhigaya Magaalada Berbera Wararka ka imaanaya magaalada Berbera ee maamulka Somaliland ayaa sheegaya in dibad ballaaran ay halkaasi ka dhigayaan Boqolaal shacab ah oo carreysan. Dadkan oo kasoo horjeeda wareejinta dekadda Berbera ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galgaduud: Deegaanka Gadoon Oo Lagu Qabtay Rag Dil Kasoo Geystay Gobolka Mudug Ciidamada ammaanka deegaanka Gadoon ee Galgaduud ayaa gacanta ku dhigay 5 qof oo la sheegay in Labo ruux ay ku dileen deegaanka Warshubo ee gobolka Mudug xilli ay usoo baxsadeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaliimo Yarey “Guddigeenna Iyo Kan Madaxweynaha Magacaabay Ee Doorashada Shaqo Iskuma Lahan” Guddoomiyaha guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka qaranka Xaliima Ibraahim Ismaaciil (Xaliima Yarey) ayaa sheegtay in guddiga uu dhowaan magacaabay madaxweynaha aysan wax shaqo ah isku lahayn guddiga ay iyadu guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aan Iyo Caafimaad Darro Ka Jirta Degmada Aadan Yabaal Ee Sh/dhexe Gudoomiyaha degmada Aadan yabaal ee gobolka Shabellaha Dhexe Maxamuud Sheekh Xasan ayaa isaga oo u waramayey Goobjoog News waxa uu sheegay in xaalado bini’aadannimo oo aad u liita ay ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Abaar Weli Ka Jirta Deegaanno Ka Mid Ah Puntland Guddiga abaaraha ee deegaannada maamulka Puntland ayaa ka dhawaajiyey in aysan waxbo ka tari karin deegaannadaasi roobabkii dhawaan halkaasi ka da’ay islamarkaana weli abaartu ay tahay mid jirto. Deegaanno ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadaado Oo Laga Mamnuucayo Hubka Sharci Darrada Ah Maamulka Galmudug ayaa sheegay in degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ay ka mamnuuci doonaan hubka sharci darrada ah ee dadka shacabka ay wataan. Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi Maxamed Xaashi oo…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Qaxootiga Adduunka & Dhibaatooyinka Qaxootiga Soomaalida Maanta waa maalinta qaxootiga adduunka, Sanadkan hadalhaynta maanlinta qaxootiga adduunka waa: Waxaan garab taagannahay qaxootiga, waxaa ay UNHCR sheegeysaa in ay hubin doonaan, in cunug kasta oo qaxooti ah uu…