6 daqiiqo Sheeko:Dalka C/raxmaan C/shakuur Oo Ku Dhaawaq Inuu Yahay Musharax Madaxweyne 2016 Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo xilal kala duwan oo illaa heer wasiir ah dalka kasoo qabtay ayaa ku dhawaaqay in uu yahay musharax u taagan xilka madaxweyne doorashada la filayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nin Doonayey Inuu Dilo Donald Trump Oo Xabsiga La Dhigay Ciidamada Maraykanka ayaa xabsiga dhigay nin la sheegay in uu doonayey inuu dilo musharraxa xisbiga Jamhuuriga ee dalkaasi Donald Trump xilli uu khudbad u jeedinayey taageerayaashiisa. Ninkaan oo lagu magacaabo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Kenya Oo Sheegtay Inay Dishay Sarkaal Ka Tirsan Al-shabaab Dowladda Kenya ayaa shaaca ka qaadday inay dishay sarkaal ka tirsan Xarakada Al-shabaab kaasi oo in muddo ah ay baadigoogabayeen. Howlgal ay ciidanka Kenya ka sameeyeen magaalada Kwale ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Jubbaland Oo Howlgallo Ka Sameeyay J/hoose Ciidamada maamulka Jubbaland ayaa howlgallo ballaaran waxay ka sameeyeen deegaanka Hosingow ee gobolka Jubada Hoose, kadib markii dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab ay weerar kusoo qaadeen deegaankaasi. Guddoomiyaha deegaankaasi Cabdi Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobab Lagu Diirsaday Oo Ka Da’ay Deegaanno Ka Tirsan Puntland 48-kii Saac ee lasoo dhaafay ayaa lagu soo waramayaa in roobab lagu diirsaday ay ka da’een deegaanno ka tirsan Puntland oo abaar ay ka jirtay. Deegaanno ka mid ah gobollada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Looga Hadlayey Amniga Iyo Doorashooyinka Oo Ka Dhacay Magaalada Cadaado Kulan afur ah oo madaxweyne ku xigeenka Galmudug u sameeyay qaar ka mid ah bulshada ku nool magaalada Cadaado oo ka kooban waxgarad, Odayaal dhaqameed, dhallainyaro iyo qeybaha kala duwan…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Muhiimadda Ay Leedahay Dhismaha Wadada Wadnaha Ee Muqdisho 1-dii bishan Lixaad ee sanadkan ayay billaabatay qorshe lagu dhisayo wadada wadnaha ee Muqdisho taas oo halbowle u ah isticmaalka gaadiidka iyo shacabka. Waqtigii hore ee wadadan waxaa la oran…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ardayda Wax Ka Barata Jaamacadaha Hargeysa Oo Dalbaday Inay Helaan Maktabado Wax Laga Akhristo Qaar ka tirsan ardayda wax ka barata Jaamacadaha ku yaalla magaalada Hargeysa ayaa maamulkaasi iyo cid walbo ka codsadeen in laga dhabeeyo qorshe dad shacab ah horay u keeneen kaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Baraawe Oo Ka Warbixiyey Qarax Ciidamada AMISOM Lagula Eegtay Degmadaasi Maamulka degmada Baraawe ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa ka warbixiyey qarax Miino oo ciidamada AMISOM lagula eegtay duleedka degmadaasi. Guddoomiyaha Baraawe Xuseen Maxamed Barre oo la hadlay Goobjoog News ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Macallin Soomaaliyeed Oo Lagu Xiray Dalka Spain Jaamac Aadan ( Jaamac Karaaciin) oo ah macallin Soomaaliyeed oo ciyaaraha Fudud ayaa lagu soo waramayaa ciidanka Booliiska qabteen markii ay ku weerareen qol uu ka daganaa hoteel ku yaalla halka…