4 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhakhtar Ay Noloshiisa Ku Tiirsan Tahay Ka Ganacsiga Xarko Iyo Alwaaxyo Qurba joogta Soomaaliyeed ee dalka dib ugu soo laabanaya ayaa mashaariic kala duwan dalka ka hirgaliyey kuwaas oo badankood aan dalka horay loogu arag. Talaabooyinka ganacsi ee qurba joogtu ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Dil Ku Xukuntay 43 Maxbuus Oo Ay Ku Qabteen Dagaalladii Ay La Galeen Al-shabaab Maxkamadda darajada Koowaad ee ciidanka ee Puntland ayaa xukun ku riday 43 maxbuus oo ka mid ahaa dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab oo lagu qabtay dagaalladii ka dhacay deegaanno ka tirsan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Gaas Oo La Kulmay Xubno Ka Socday Bangiga Adduunka (Sawirro) Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa la kulmay xubno ka socday Bangiga Adduunka kuwaas oo soo gaaray Puntland, waxayna ka wada hadleyn arrimo dhowr ah. War-saxaafadeed kasoo baxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka NUSOJ Oo Qaadacday Guddiga Saxaafadda Soomaaliya Ururka Saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ee NUSOJ ayaa gabi ahaanba qaadacay guddiga saxaafadda qaranka Soomaaliyeed oo khamiistii meelmariyeen golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya. War-saxaafadeed kasoo baxay NUSOJ islamarkaana nuqul ka mid ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-shabaab Oo Xaqiijisay Geerida Maxamed Dulyadeen Xarakada Al-shabaab ayaa xaqiijisay geerida sarkaal ka tirsanaa Al-shabaab oo dowladda Kenya ay ku eedeysay inuu ka dambeeyey weerarkii lagu qaaday jaamacadda Garissa kaas oo horraantii bishan la dilay kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada AMISOM Iyo Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Baraawe, Sh/hoose Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal u dhaxeeya ciidamada AMISOM iyo Xarakada Al-shabaab oo ka dhacay duleedka degmada Baraawe ee gobolka Shabellaha Hoose. Dagaalka oo dhacay gelinkii dambe ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Loogu Baaqay In Dalka Ay Ka Dhacdo Doorasho Xalaal Ah Suldaan Maxamuud Yuusuf Af-gaduud oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka Soomaaliya inay ka shaqeyso sidii sanadkaan dalka uga dhici lahayd doorasho xalaal ah. Isaga oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka SOSCENSA: Waxaa Jira Walwal Ah In Doorashada Soo Socota Noqoto Mid Lacageed Ururadda Bulshadda rayidka ah ayaa sheegay in Guddiga Doorashooyinka ee uu Magacaabay Madaxwayne Xasan Sheekh loo baahnaa in laga madaxbanaaneeyo Xubno ka tirsan Dowladda Federaalka ah. Guddoomiyaha hay’adda aan dowliga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Sheegay In Burbur Ay Ku Dhowdahay Xarakada Al-shabaab Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa ayaa ku dhawaaqay in bishii May oo keliya ciidamadooda ay ka fuliyeen meelo ka mid ah Soomaaliya illaa Afar weerar oo dhinac cirka ah kuwaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha oo xeer ka soo saaray magacaabista Guddiga Heer Federaal ee Doorashooyinka 2016 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer ka soo saaray magacaabista Guddiga Heer Federaal ee Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee sannadka 2016-ka. Guddigan oo ka kooban 22 xubnood…