2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Carruurta Afrika Iyo Dhibaatooyinka Heysta Qaaradda Afrika, waxaa maanta looga dabaaldegayaa Maalinta Carruurta Afrika, astaanta sanadkan 2016ka waa sida loo ilaalin karo xuquuqda carruurta xilliyada dagaalka iyo laalonka ay ka jiraan Afrika. Afrika waa qaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Xirtay Xuduudda B/xaawo Ee Gobolka Gedo Dowladda Kenya ayaa xirtay xuduudka degmada B/xaawo ee gobolka Gedo, halkaasi oo dadku maalin walba si caadi ah isaga kala gudbi jireen. Xiritaanka xuduudda Kenya iyo Soomaaliya ay wadaagaan waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaabiista Xabsiga Gaalkacyo Oo Gurmad u Baahan Taliyaha ciidanka Asluubta Gobolka Mudug ee Galmudug Cabdinuur Cali Nuur ayaa ku baaqay in gargaar lala soo gaaro maxaabiista ku jirta Xabsiga Magaaladda Gaalkacyo. Waxa uu taliyaha ku sheegay arrintan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Xudur Oo Ka Hadlay Howlgallo Ka Socda Duleedka Degmadaasi Maamulka degmada Xudur ayaa ka warbixiyay howlgallo ballaaran oo ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay ka wadaan deegaanno hoostaga degmadaasi. Guddoomiyaha magaalada Xudur ee xarunta gobalka Bakool Maxamed Macallin ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Puntland Oo Baaq u Diray Madaxda Dowladda Federaalka Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka Soomaaliya in waqtigooda la dhaafin doorashooyinka la filayo in sanadkan 2016 ay dalka ka dhacaan. Madaxweynaha Puntland ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Degmada Garbahaarey Ee Gedo Wararka ka imaanaya degmada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Federaalka Soomaliya ay halkaasi ka wadaan howlgallo. Dad ku sugan degmadaasi ayaa Goobjoog News u xaqiijiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ban Ki-Moon Oo Kenya Ugu Baaqay Inay Ka Shaqeyso Fulintii Heshiiska Saddex Geesoodka Ee Qaxootiga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki Moon ayaa ku booriyay dowladda Kenya inay kala shaqeyso Somalia iyo Qaramada Midoobay, heshiiskii saddex geesoodka ahaa ee dib u celinta qaxootiga Xeryaha…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamka Oo Cambareysay Kenya Dowladda Kenya ayaa cambaareyn kasoo wajahday Qaramada Midoobay iyo kooxaha u ololeeya xuquuqda aadanaha kadib ku dhawaaqisteedii xiritaanka xerada qaxootiga ee Dhadhaab bishii November xeradaas oo hoy u ah ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Ka Da’ay Muqdisho & Barakacayaasha Oo La Meel Ay Biyaha Ka Galaan Magaalada Muqdisho abaare Salaadii subax ee saakay waxaa ka bilowday roob ay dadka ku diirsadeen, inkastoo ay jiraan dad sida uu roobka u billowday illaa hadda uu ku dul da’ayo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Global Somali Diaspora Oo Dhaleeceeyay Donald Trump, Kuna Casuumay Kulan Ay Ku Tusayaan Dadnimada Iyo Kartida Soomaalida Global Somali Diaspora ayaa si kulul u cambaareeyay hadallada Donald Trump ee ku aadanaa Soomaalida Mareykanka, darbiga uu sheegay in uu ka dhisayo inta u dhaxeysa Mareykanka iyo Mexico, dadka…