2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ban Ki-moon Iyo Kenyatta Oo Ka Wada Hadli Doona Arrimaha Qaxootiga Soomaalida Ee Kenya Madaxweynaha dalka Kenya Uhur Kenyatta ayaa kala hadlaya xoghaya guud ee qaramada midoobay Ban Ki Moon arrimaha la xiriira dib u celinta qaxootiga Soomaaliya. Kulanka uu la qaadanayo madaxweyne Kenyatta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Gaas Oo Xilalkii Ka Qaaday Taliyahii Nabad Sugidda Puntland Iyo Ku Xigeenkiisa Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu xilalkii uga qaaday Taliyaha Nabad sugidda Puntland iyo ku xigeenkiisa isaga oo magacaabay mas’uuliyiin cusub. Sharmaarke…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hillary Clinton: Soomaalida Minneapolis Waa Dad U Hoggaansan Xeerarka, Kana Qabta Caruurtooda In Ay Noqdaan Dad Mayal Adag Hillary Clinton oo ah haweeneyda lagu wado in sanadkan u tartanto doorashada Mareykanka ayaa Soomaalida ku nool Minneapolis ka difaacday hadalladii xumaa ee Donald Trump, iyadoo si kulul ula hadashay Trump iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Abukaate Canshuur “Amniga Muqdisho Laguma Keeni Karo Shaqsi Xil Laga Qaado” Abukaate Maxamuud Cali Canshuur oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in amni xumida ka jirto magaalada Muqdisho aan lagu saxi karin shaqsiyaad xilal laga qaado ama kuwo cusub oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Ku Dhaqan Deegaannada Miyiga Ee Puntland Oo Hubka Laga Mamnuucay Maamulka Puntland ayaa deegaannada Miyiga ah ka mamnuucay in shacabka ay qaataan hubka maadaama ay soo badatay dadka ku dagaallamaya arrimaha daaqsinka iyo dhulalka la xiriira. Taliyaha Booliiska Puntland ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Koronto La’aan Ka Jirta Xaafado Ka Tirsan Magaalada Hargeysa Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa waxay sheegayaan in weli koronto la’aan ay ka jirto xaafado ka tirsan magaaladaasi kadib markii halkaasi uu ka da’ay roobdabeylo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Banaadir Oo Sheegay In Wax Badan Ay Ka Qabteen Burburka Waddooyinka Muqdisho Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay inay ku guuleysteen wax ka qabashada qaar ka mid ah waddooyinka burbursanaa ee magaalada Muqdisho iyaga oo kaashanaya shacabka Soomaaliyeed. Gudoomiye ku xigeenka Howlaha guud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Agaasimahii Kormeerka Degmooyinka Gobolka Banaadir Oo La Dilay Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa saakay lagu soo waramayaa inay dileen Agaasimahii kormeerka degmooyinka gobolka Banaadir soona noqday guddoomiye ku xigeenkii hore ee dhanka Arrimaha bulshada maamulkaasi C/laahi Ibraahim Isbiimo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Sheegtay In Dhawaan La Qeybin Doono Raashiin Gargaar Ah Oo Turkiga Keenay Wasaaradda arimmaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadday in maalmaha soo aadan la bixin doono raashiin gargaar ah oo Turkiga keenay magaalada Muqdisho. Wasiiru dowlaha wasaaraddaasi C/rashiid Xidig…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxamuud Sayid Aadan “Shaqada Inoo Taal Waxaa Ugu Horreeya Dagaal Lala Galo Al-shabaab” Madaxweyne ku xigeenka maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa sheegay in shaqooyin badan uu horyaallo mamulkiisa, islamarkaana ay ugu horreyso dagaallo ay la galaan Al-shabaab. Waxa uu madaxweyne ku xigeenka…