1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beeraleyda Baardheere Oo Cabasho Ka Ah Cayayaan Waxyeello U Geystay Dalaga Ay Beertaan Beeraleyda ku dhaqan degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa walaac ka muujiyey cayayaan dhibaato ku haya dhammaan dalaga ay beerteen, kaasi oo sababaya in beerta aanay u bixin sidii loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Donald Trump: Soomaali badan oo Qaxootiga Reer Minnesota Ah Waxay Isku Dayeen Ku Biirista Daacish Donald Trump oo ah ninka lagu wado in sanadkan u tartamo madaxtinimada dalka Mareykanka oo Isniintii ka hadlay dilkii Florida ka dhacay ayaa weeraray diinta Islaamka isagoo soo qaaday in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Haweeney Guddoomiye Laameed Ahayd Oo Lagu Dilay Degmada Shibis Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa habeenkii xalay waxay degmada Shibis ee magaalada Muqdisho ku dileen Haweeney la sheegay in ay ahayd gudoomiye Laameed. Laba nin oo Bistoolado ku hubeysan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 8 Qof Oo Ku Geeriyootay Roobab Ka Da’ay Magaalada Hargeysa Ugu yaraan 8 qof ayaa ku geeriyootay 25 kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib Roobab dabayelo watay oo ka da’ay magaalada Hargeysa ee caasimadda maamulka Somaliland. Roobabkani ayaa saameeyay dhammmaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dr Nuur Faarax “Waa In La Helaa Isbitaallo Hoos Yimaada Maamulka Gobolka Banaadir” Hanti Dhowrka guud ee Qaranka Dr Nuur Faarax ayaa ka dalbaday maamulka Gobolka Banaadir in gacantooda dib ugu soo celiyaan goobaha danta guud oo ay ka mid yihiin Iskuullada sida…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka gobolka Sh/Dhexe: AlShabaab Odoyaal Ayey Ka Kaxeysteen Deegaanka Gamboole Lataliyaha Gudomiyaha Sh/dhexe Cali Cusmaan Ciideed ayaa sheegay in 10 ka mid ah Odoyaasha gobolka ay Alshabaab ka xeeysteen deegaanka Gamboole. Cali Cusmaan Ciideed oo la hadlay Goobjoog News waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Maamulka Hiiraan Oo Sheegay In Amaanka Gobolka Uu Gacantooda ku Jiro Maamulka Gobolka Hiraan ayaa sheegay in Degaano badan oo Gobolkaas ah laga saaray dagaalyanada Al Shabaab isla markaana uu gacanta ku jiro dhamaan ammaanka gobolka. Guddoomiye ku xigeenka Ammaanka Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Dharka Dowladda Ku Labisan Oo Rayid Xabadeeyay 3 qof oo rayid ah ayaa ku dhimatay kadib markii dabley ku hubeysan dharka dowladda Soomaaliya ay rasaas ku furay gaari u soo socday dhanka magaalada Muqdisho sida ay sheegeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka UNHCR Oo Kenya Ka Heshay Balan-Qaad Ah In Qaxootiga Aan Loo Celin Doonin Si Qasab Ah Madaxa hay’adda qaxootiga adduunka Filippo Grandi ayaa markii ugu horeysay booqasho ku tagey xeryahaha qaxootiga ee Dhadhabaab tan iyo markii dowladda Kenya ay ku dhawaqday inay xireyso xeryahaas. Filippo Grandi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka UN Monitoring Group: Mr. Xassan Khayre Wax Xiriir Ah Lama Laha Kooxaha Mayalka Adag Kooxda dabagalka cunaqabateynta hubka ee Eritrea iyo Soomaaliya (UN monitoring group) ayaa ku sheegay warqad ay heshay Goobjoog News isla markaana loo diray dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobey in agaasimaha…