1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baaritaan Lagu Hayo Markab Sida Gargaar Bini’aadannimo Oo Ku Safrayey Magaca Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir Dowladaha Somalia , Kenya iyo Jabuuti ayaa baaritaan ku haya Markab sida sida la sheegay gargaar bini’aadanimo oo ku magac safraya Xildhibaan Faarax Sheikh Cabduqaadir . Faarax sheikh Cabduqaadir oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Iyo Madaxa UNHCR Oo Ku Kulmay Muqdisho (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Xarunta Madaxtooyada kulan kula yeeshay Madaxa Laanta Qaramada Midoobay ee Qaxootiga (UNHCR), Mr Filippo Grandi. Madaxweynaha iyo madaxa UNHCR ayaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Kenya Oo Ka Digay Weeraro Dalkaasi Ay Ka Fuliyaan Alshabaab Booliiska Dalka Kenya ayaa uga digay dadweynaha ku nool magaalooyinka Mombasa, Malindi iyo Nairobi in ay ka feejignaadaan weeraro ay geystaan Xarakada Alshabaab. Joseph Boinnet oo ah General Booliiska ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Ee Gobolka Hiiraan Oo Ka Warbixiyey Khasaaraha Ka Dhashay Dagaalkii Halgan Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey khasaarihii ka dhashay dagaal khamiistii ka dhacay deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan kaas oo u dhaxeeyay ciidanka dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Baaq Nabadeed u Dirtay Beellaha Ku Dagaallamaya Gobolka Sool Maamulka Somaliland ayaa ugu baaqay beelaha ku dagaallamaya deegaanno ka mid ah gobolka Sool in ay nabadda qaataan, islamarkaana miiska wada hadalka lagu dhameeyo wax walbo oo la kala tabanayo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ban Ki-Moon Oo Cambaareeyay Weerarkii Al-shabaab Ee Deegaanka Halgan Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-Moon ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii Al-shabaab ku qaadeen Khamiistii lasoo dhaafay deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan. Waxa uu sheegay in weerarkaasi uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Seychelles : 5 Soomaali Ah Oo Lagu Helay Dambiyo Burcada Badeednimo Maxkamadda sare ee Jasiiradda Seychelles ayaa 5 Soomaali ah ku xukuntay min 12 sano oo xarig ah kadib markii lagu helay dambiyo la xiriira Burcad Badeednimo. Xukunkan uu gaaray garyaqaan …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe “Dagaalka Ka Dhanka Ah Al-shabaab Waxaan Billaabeynaa Bisha July” Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa sheegay in ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya, Jubbaland iyo kuwa AMISOM ay bisha soo aadan ee July billaabi doonaan dagaallada ka dhanka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ambassador Cali Ameeriko Oo Ku Baaqay In Dib Loo Eego Maqaamka Muqdisho Safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhiyey dalka Kenya Ambassador Maxamed Cali Ameeriko ayaa ugu baaqaday madaxda dalka in ay dib u eegaan maqaamka Muqdisho oo uu sheegay inuu yahay mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabkii Ku Dhaawacmay Dagaalkii Halgan Oo La Geeyay Isbitaalka B/weyne In ka badan 10 qof oo shacab ah ku dhaawacmay dagaal shalay ciidanka dowladda oo garabsanaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ku dhexmaray deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan…