Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho ku tagay dhulkii safaaraddii hore Soomaaliya ee deegaanka Westland magaalada Nairobi, waxaana booqashiisa ku wehlinayey wasiirka arrimaha dibadda C/salaan Cumar Hadliye,…