1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Haweeney Xalay Lagu Dilay Magaalada Gaalkacyo Koox Bistoolado ku hubeysan ayaa xalay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ku dilay guddoomiyihii haweenka Puntland ee gobalka Mudug Dhudi Yuusuf Axmed. Dilka ayaa ka dhacay waqooayiga magaalada Gaalkacyo, iyadoo raggaii dilkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka ONLF Oo Sheegtay In Itoobiya Ay Ka Dambeyso Dadkii Ay Dileen Ciidanka Liyuu Boolis Ururka ONLF ee dagaallada kula jira dowladda Itoobiya ayaa sheegay in shacabkii maalin kahor lagu laayey deegaanno ku dhaw xad ay wadaagaan Soomaaliya iyo Itoobiya ay ka dambeyso dowladdaasi. Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Howlagallo Ka Wada Magaalada Garoowe Ciidamada maamulka Puntland ayaa howlgallo lagu xaqiijinayo amniga waxay ka wadaan magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal. Howlgaladaan ayaa ah kuwo ka dheeri ah kuwii ay sameyn jireen ciidanka ammaanka,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabkii Ka Barakacay B/weyne Oo Weli Gurmad u Baahan Maamulka magaalada Baladweyne ayaa sheegay in weli ay gurmad u baahan yihiin dadkii ka cararay fatahaadda wabiga Shabeelle ee ku sugan duleedyada magaaladaasi. Cumar Aadan Deeqow oo ah duqa magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Salaad Cali Jeelle: Dowladda Wey Ku Fashilantay Wax Ka Qabashada Amniga Dalka Siyaasiga Salaad Cali Jeelle oo wareysi siiyay Goobjoog News ayaa ugu horeen soo dhaweeyay meelmarintii shalay baarlamaanka ee sharciga axsaabta. Waxa uu sheegay in arrintan ay dadaal badan u galeen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Caalim “Kuraasta Aqalka Sare Laga Siiyey Somaliland Waa Qalad Siyaasadeed” Maxamed Caalim oo ka mid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed ee ku nool Finland ayaa mar uu wareysi siinayey Goobjoog News waxa uu ka hadlay dhismaha aqalka sare ee dowaldda cusub iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Dalka Turkiga Iyo Khasaare Ka Dhashay Qarax gaari ayaa lagu soo warramayaa in lala eegtay Xarun Booliis, sidaa waxaa sheegay Ciidamada amaanka ee Turkiga Qarax waxaa uu ka dhacay Mardin oo ku taalla waqooyi bari ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Suuq Lagu Iibiyo Ariga Nool Oo Laga Furay Gaalkacyo Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad xariga looga jarayey Suuq cusub oo Ariga lagu iibiyo kaasi oo laga hirgeliyey magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: 40 Qof Oo Ciidanka Liyuu Boolis Ku Dileen Xadka Ay Wadaagaan Soomaaliya Iyo Itoobiya Ciidamada Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa la sheegay in ay dileen dad shacab ah oo gaaraya 42 kuwo kalena ay dhaawaceen. Tuulada Jaamac Dubad oo ka tirsan Gaashaamo 220 km u…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Milatariga Uganda Oo Billaabay Baaritaanka Askartooda Lagu Qabtay Iibinta Qalab Milatari Militeriga dalka Uganda ayaa sheegay in la bilaabay baaritaano ku aaddan wararka sheegaya in qaar ka mid ah ciidamadooda nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ay ku lug lahaayeen iibinta qalab…