1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Sheekh Iyo Uhuru Oo Mar Labaad Maanta Ku Kulmaya Nairobi Waxaa maanta mar labaad lagu wadaa in ay ku kulmaan Naibori Madaxweynayaasha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Kenya Uhuru Kenyatta kadib markii kulankii shalay uu ku dhamaaday fashil iyo is afgarad…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Iyo Dhiggiisa Kenya Oo Ka Wada Hadlay Arrimaha Dhadhaab Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kenya, Uhuru Muigai Kenyatta, ayaa maanta kulan saacado badan qaatey ku yeeshay Xarunta Madaxtooyada Kenya ee magaalada Nairobi. Labada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Clinton Oo Noqotay Murashaxa Xisbiga Dimoqoraadiga Hillary Clinton ayaa heshay codad ku filan, si ay u noqoto Murashaxa Xisbiga Dimoqoraadiga ee doorashada Mareykanka ka dhaceysa sanadkan. In kasta oo Clinton ay xaqiijisay 2,383 cod oo ahaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Askartii AMISOM Ee Lagu Qabtay Falka Xatooyada Oo Lagu Maxkamadeynayo Dalalkooda Afhayeenka Ciidamada Midowga Afrika Gaashaanle Dhexe Joe Kibet, oo Goobjoog Fm wereysi siinayey ayaa sheegay in ay ka war hayaan ciidamo dhawaan gacanta lagu dhigay iyaga oo iibinaya Agab ciidan,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Sheegtay In Dib Usoo Celinta Qaxootiga Soomaaliyeed Loo Adeegsan Doono Xeerarka Caalamiga Ah Dowladda Kenya ayaa sheegtay in dib Usoo celinta qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan dalkeeda dib usoo celintooda u adeegsan doonaan qaab waafaqsan xeerarka caalamiga ah. Wasiirka Arrimaha gudaha Kenya Joseph…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalida Ku Nool Magaalada Hydarabad Oo Cabasho Ka Muujiyey Safaaradda Soomaaliyeed Ee India Soomaalida ku dhaqan magaalada Hydarabad ee dalka India ayaa cabasho ka muujiyey safaaradda Soomaaliyeed ee dalkaasi, kadib markii ay sheegeen in shaqada sidii la rabay aanay u qaban. Liibaan Cismaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan: Si Kalsooni Leh Ku Jooga Dhadhaab Oo Yareeya Cabsida Badan Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay booqday xeryaha Dhadhaab oo Kumanaan Soomaaliyeed ku nool yihiin ayaa shacabka ugu baaqay in halkaasi ay ku joogaan si walwal la’aan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jubbaland Oo Cafis u Fidanaya Maxaabiis Ku Xiran Xabsiyada Kismaayo Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa sheegay in cafis ay u fidin doonaan maxaabiis ku xiran xabsiyada ku yaalla Kismaayo qaarkood. Mar uu warbaahinta la hadlay ayuu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Daljir Oo Soo Dhaweeyay Meelmarinta Baarlamaanka Ee Sharciga Axsaabta Xisbi siyaasadeedka Daljir ayaa soo dhaweeyay meelmarintii baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee sharciga Axsaabta. Xoghayaha Xisbiga Daljir Axmed Macalin Fiqi oo la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Culimo Iyo Waxgarad Ku Baaqay Joojinta Dagaallo Ka Socda Sool Qaar ka mid ah culimada iyo waxgaradka Soomaaliyeed ee ku sugan gobolka Sool ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaal beel maalmahan dambe kasoo cusboonaaday deegaanka Dhakeyn oo ku dhaw…