1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qof Rayid Ah Oo Lagu Dilay Degmada Wadajir Ee Muqdisho Rag hubeysan ayaa habeenkii xalay waxay qof shacab ah ku dileen degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Dadka ku dhaqan degmadaasi ayaa u sheegay Goobjoog News in qofka la dilay uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dambi Lagu Helay 3 Qof Oo Soomaali Maraykan Ah Maxkamad ku taalla Maraykanka ayaa dambi ku heshay Saddex qof oo Soomaali Maraykan ah, kuwaasi oo la sheegay inay ku biiri rabeen Al-shabaab. Xeer beegtida Minnesota ee gacanta ku haysa kiiska…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beello Ku Dagaallamay Gobolka Sool Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan in dagaal u dhaxeeya Beello halkaasi wada deggan uu xalay illaa saakay halkaasi ku dhexmaray. Deegaan lagu Magacaabo Dharkeyn kuna dhaw degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Qof Oo Lagu Dilay Deegaanka Xawaadley Ee Sh/dhexe Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa Meydadka Saddex ruux oo lagu dilay deegaanka Xawaadley ee gobolka Shabellaha Dhexe. Dilka dadkan loo geystay ayaa la sheegayaa inuu salka ku hayo arrimo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga Oo Gurmad Raashin Ah Gaarsiin Doonna Puntland Iyo Somaliland Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in raashiin gargaar ah geyn doonto deegaannada maamullada Puntland iyo Somaliland ee abaartu ka jirto. Madaxweynaha dalkaasi Recep Tayyip Erdogan oo shalay safar ku yimid magaalada Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Feeryahanka Qarnigii 20-aad Maxamed Cali Kalaay Oo Geeriyooday Feeryahankii Caanka ahaa ee Maxamed Cali Kalaay ayaa geeriyooday kadib 24 saac oo isbitaal ugu jiray xanuunka neef Mareenka oo hayey muddo 34 sano ah. “Kadib 32 sano uu xauunkan…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka War-murtiyeed Laga Soo Saaray Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran Ee Muqdisho Madasha Hoggaanka Qaran ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 29-ka May ilaa 02-da June 2016. Kulanka oo uu shir-gudoomiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa waxaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Iyo Turkiga Oo Kala Saxiixdey Heshiisyo Iskaashi Iyo Wax Wadaqabsi Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Mudane Recep Tayyip Erdoğan, ayaa ka qeybgaley munaasabad ka dhacdey magaalada Muqdisho oo ay labada dalka ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Erdogan Oo Sheegay In La Dhisayo Xero Lagu Tababaro Ciidamada Soomaaliyeed Madaxweynaha dowaldda Turkiga Recep Tayyib Erdogan oo hadal ka jeediyay safaaradda cusub ee Turkiga ka furatay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka fulin doonaan mashaariic Horumarineed. Waxa uu tilmaamay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Iyo Dhiggiisa Turkiga Oo Xarigga Ka Jaray Dhismaha Safaaradda Turkiga Ee Muqdisho Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhigiisa dalka Turkiga Recep Tayyib Erdogan oo maanta yimid magaalada Muqdisho ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho.…