1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Madaxweyne Erdoğan Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho Madaxweynaha Turkiga RacepTayyip Erdoğan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhaw kasoo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Madaxda ugu sareysa dalka oo uu ugu horreeyo Madaxweyne Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Malaaq C/rashiid Cali “Xildhibaannada Yaan Lagu Soo Xulin Laaluush” Malaaq C/rashiid Cali Xasan oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed kana mid ah hoggaanka dhaqanka dalka ayaa ka digay in xildhibaannada baarlamaanka ee soo aadan aan lagu keenin qaab musuq…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabelle Oo Ku Fatahay Degmada Jalalaqsi Ee Hiiraan Maamulka degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa sheegay in wabiga Shabelle uu kusoo fatahay degmadaasi, iyadoo dad badan ay xaafadahoodii ka barakaceen. Gudoomiye ku xihgeenka dhanka amniga iyo siyaasadda ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qabiir Dhanka Amniga Ah Oo Sheegay In Al-shabaab u Aargudayaan Saraakiil Laga Dilay Korneel Shariif Xuseen Roobow oo ah qabiir dhanka ammaanka ayaa sheegay in weerarkii lagu qaaday Hoteelka Ambassador ee magaalada Muqdisho iyo kuwo noocan oo kale ah la filan karo xilliyada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Amniga Gudaha “Waxaan Diyaarineynaa Qorshe Lagu Sugayo Amniga Doorashooyinka” Wasaaradda amniga gudaha xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in diyaar garow ballaaran ay u galeyso sidii amniga dalka loo xaqiijin lahaa gaar ahaan xilli la doonayo in doorasho ay dalka ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Qaar Ee Magaalada Muqdisho Oo Saakay Xiran Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay waxay xireen inta badan waddooyinka magaalada Muqdisho ku yaalla xilli magaalada uu kusoo wajahan yahay Madaxweynaha dalka Turkiga Racep Tayyip Erdoğan. Guud ahaan wadada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Turkiga Oo Maanta Kusoo Wajahan Magaalada Muqdisho Madaxweynaha dalka Turkiga Racep Tayyip Erdoğan ayaa maanta oo Jimco ah 3-da June, 2016 waxa uu imaanayaa magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Mr Erdoğan waxaa safarkiisa ku wehlinaya xubno ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Iyo Xoghayaha Arrimaha Dibedda Britain Oo Ka Wadahadley Xoojinta Iskaashiga Labada Dal Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Britain Philip Hammond oo booqasho ku yimid magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Oo Guddi u Saartay Wax u Qabashada Dadkii Ku Dhaawacmay Weerarkii Ambassador Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya , ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay Wasiirka Caddaaladda, Mudane C/laahi Axmed Jaamac Ilka-jiir. waxaana looga hadlay xaaladda caafimaad ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Guud Ee Ka Dhashay Weerarkii Ambasaddor Hotel Ciidamada Amaanka ayaa sheegay in ay soo afjareen weerarkii Ambasaddor Hotel kadib in ka badan 13 saac uu halkaasi dagaal ku dhex marayey ciidamada dowladda iyo kooxdii weerarka soo qaaday.…