1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Weeraray Saldhig Al-shabaab Ku Lahaayeen Duleedka Kismaayo Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo garabsanaya kuwa maamulka Jubbaland ayaa lagu soo waramayaa in waabarigii saaka ay weerar ku qaadeen saldhig Al-shabaab ku lahaayeen deegaanka Buulo-gaduud ee gobolka Jubada Hoose,…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya: Soomaalida Dhulkooda Nabadda Ah Yaan Ku Celinaynaa Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dalka Kenya Mwenda Njoka ayaa sheegay in Kenya ay ka go’an tahay inay xirto xeryaha Dhadhaab oo uu sheegay in amni darro kaga timaado. Afhayeenka oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka UNHCR Oo Shaacisay Tirada Muhaajiriinta Ah Ee Sanadkaan Badaha Ku Geeriyootay Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR ayaa sheegtay in sanadkaan kaliya ay dhinteen dad gaaraya 2,500 ruux kuwaa oo doonayey in qaab tahriib ah ku galaan dalalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Degmada Qoryooley, Sh/hoose Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgallo waxay ka wadaan degmada Qoryooley ee gobolka Shabellaha Hoose kadib qarax ka dhacay magaalladaasi. Gudoomiye ku xigeenka dhanka amniga ee maamulka degmada Qoryooley Cabdi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweenka Soomaaliyeed Oo u Gurmanaya Shacabka B/weyne Gudoomiyaha ururka Haweenka qaranka Soomaaliyeed Batuulo sheekh Axmed Gaballe ayaa sheegtay in dadaal dheer ay ku bixinayaan sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeengurmadka dadka shacabka ah ee dhibaatada kasoo gaartay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Khaatka Oo Saameyn Ku Reebay Dadka Ku Dhaqan Deegaannada Miyiga Ah Khaatka ayaa saameyn ballaaran ku leh dhammaan deegaannada ay Soomaalida degto inkastoo lagu kala badan yahay. Deegaanka Balli Axmed oo ka tirsan deegaannada Miyiga ee Somaliland ayaa ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka iyo Somaliland Oo Ku Wada Hadlaya Turkiga Wada hadalladii Dowladda Federaalka iyo Somaliland ayaa maanta dib uga furmaya dalka Turkiga, halkaasoo ay uga qeyb galayaan dhinacyo kala matalaya Dowladda federaalka iyo maamulka Somaliland. Dawladdaha Turkiga, Imaaraadka Carabta, Kuwayt…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Ku Dhintay Qarax Ka Dhacay Qoryooley labo qof ayaa dhimatay labo kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax bam oo maanta lagu weeraray ciidamo ka tirsan dowladda oo ku sugnaa degmada Qoryooleey. Wararka ka imaanaya degmadaasi ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Dhismooyinka Sharci Darrada Oo La Burburinayo Maamulka Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug iyo saraakiisha ammaanka ayaa magaaladaasi ka billaabay hawlgallo lagu burburinayo dhismayaasha sida sharci darrada ah looga dhistay magaaladaasi. Howlaglkaan oo shalay ka billowday magaaladaasi ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Ka Tirsan Ciidamada Ilaalada Deegaanka Oo Lagu Dilay Muqdisho Rag ku hubeysnaa Bistoolado ayaa habeenkii xalay ahaa waxay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho ku dileen sarkaal ka tirsanaa ciidanka ilaalada deegaanka. Raggan ayaa la sheegay in marxuumka ay dileen…