2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mashruuc Shaqo Loogu Abuurayo Dhallinyarada Soomaaliyeed Oo Ka Furmay Muqdisho Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aden Ibraahim Ferkeeti ayaa maanta daah furaay Barnaamijka Tiir dhexaadka u ah Tayeeynta iyo Fursadaha Hay’adaha Dhaqaalaha. Somali Core Economic Institutions and Opportunities…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Furay Shirka Madasha Wadatashiga Hoggaamiyeyaasha Qaranka (Sawirro) Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada si rasmi ah uga furay Madasha Wadatashiga hoggaamiyeyaasha qaranka ee ay ku mideysan yihiin hoggaanka dowladda dhexe iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Iran Iyo Sacuudiga Oo Weli Isku Khilaafsan Arrimaha Xujeyda Wafti ka socda Iran ayaa ka laabtay dalka Sacuudiga iyagoo wax heshiis ah aan kala gaarin arrimaha xujeyda. Sacuudiga iyo Iran ayaa ku guuldareystay in ay saxiixaan wax heshiis ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hoggaamiyeyaasha Faransiiska iyo Jarmalka Oo Xusaya Dagaalkii Ugu Dheeraa ee Dhex Mara Labada Dal Hogaamiyaha Francois Hollande iyo Jarmalka Chancellor Angela Merkel ayaa maanta xusaya dagaal 10 sano socday oo labada dhinac dhex maray dagaalkii koobaad ee Adduunka. Dagaalkan oo Loo yaqaano dagaalkii Verdun,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cali Khaliif “October-ta Nasoo Aadan Waxaan Ku Shaqeyn Donnaa Laascaanood” Madaxweynaha maamulka Khaatumo State Dr Cali Khaliif Galeyr ayaa sheegay in sanadkaan gudahiisa gaar ahaan bisha soo socta ee October uu maamulkiisa si caadi ah ugu shaqeyn doono magaalada Laascaanood…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Beenisay Iney Sii Daayeen Dhallinyaro Lagu Qabtay Dagaalkii Ay La Galeen Al-shabaab Maamulka Puntland ayaa been abuur ku tilmaamay wararka sheegaya inay sii daayeen dhallinyaradii lagu soo qabqabtay dagaalladii Al-shabaab ee xeebaha Puntland ka dhacay. Maamulka Puntland ayaa sheegay in ay xiriir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gargaar La Gaarsiiyey Dadka Ku Sugan Deegaannadii Wabiga Shabelle Ku Fatahay Ee Sh/dhexe Hay’ad samafal oo laga leeyahay Imaaraadka Carabta ayaa kormeer ku sameysay qaar ka mid ah deegaannada hoos yimaada degmada Mahadaay ee gobolka Shabellaha Dhexe, halkaasi oo dhawaan uu ku fatahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha Wadata Tashiga Qaran Oo Shir Uga Furmayo Muqdisho Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu shir uga furmo madaxda madasha Wadatashiga qaran, kaasi oo looga hadli doono arrimo dhowr ah. Hoggaamiyayaasha maamul goboleedyada Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Maxkamadeynaya Nin Bam Ku Tuuray Maqaayad Ay Leeyihiin Soomaali Maxkamad Ku Taalla Dalka Mareykanka Ayaa Sheegtay Inaan La Sii Deyn Doonin Nin Ku Tuuray Bambo Dab dhalisa Maqaayad Ay Leeyihiin Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku taalla halka lagu magacaabo Grand…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib u Dhac Ku Yimid Safarkii Ra’iisul Wasaare Cumar Ee Dhuusamareeb Warar goor dhaw soo gaaray Goobjoog News ayaa waxay sheegayaan in maanta uu dib u dhac ku yimid safar Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid ku tagi lahaa degmada Dhuusamareeb ee gobolka…