2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Ammaanka Oo Muddo Kordhin u Sameeyay Howlgalka AMISOM Golaha Ammanka ee Qaramada Modoobay ayaa ugu kordhiyey mudo Labo Bil ah howlgalka ciidamada Midowga Afrika ay ku joogaan Soomaaliya si waqti ku filan ay ugu helaan xubnaha golaha ammaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Ku Wajahan Degmada Dhuusamareeb Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta la filayaa inuu tago degmada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Wariyaha Goobjoog ee degmada Dhuusamareeb C/weli Tooxow ayaa soo sheegaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Imtixaanka Mideysan Ee Dugsiyada Sare Oo Maanta Dalka Ka Billaabanaya Maanta oo sabti ah waxaa guud ahaan dalka ka billaabanaya Imtixaanka mideysan ee Shaadiga Dugsiga sare kaasi oo ay u fariisanayaan kumamaam arday ah. Wasaaradda waxbarashada xukuumadda Soomaaliya ayaa imtixaankan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenyatta: Lagama Laaban Karo Go’aanka Aan Ku Celinayno Qaxootiga Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in go’aanka lagu celinayo qaxootiga Soomaaliyeed ee dalkiisa jooga uu yahay mid aan laga laaban Karin. Madaxweynaha Kenya wuxuu sheegay in dib u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kumanaan Reer Siiriya Oo Ku Xayiran Xuduudda Turkiga In ka badan Boqol Kun (100,000) oo Siiriyaan ah ayaa ku xanibmay meel u dhow xuduuda dalka Turkigu uu la wadaago gobolka Alepo xili dagaalyahanada Ururka Daacish ay ku soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabaka Baladweyne Oo Gurmad u Baahan Magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan waxaa ku fatahay Wabiga Shabelle, waxaana uu saameeyay guud ahaan shacabka ku dhaqan magaaladaasi. Shacabka ayaa qaarkood waxaa u suurta gashay in magaalada Bannaanka ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beello Dagaallamay Oo Lagu Heshiisiiyay Galmudug Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug isuguna jira wasiiro, xildhibaanno iyo saraakiil ciidan oo gaaray deegaanno u dhaxeeya Baxdo iyo Qeydaro oo Labo maalin kahor ku dagaallameen Labo Maleeshiyo beeleed oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Odayaasha Dhaqanka Ee Ka Socday Qardho Oo Lasoo Gabagabeeyay Magaalada Qardho waxaa lagu soo gabagabeeyay shir ay lahaayeen ku dhawaad 100 Oday dhaqameed oo isaga kala yimid qaar ka mid ah gobollada dalka, loogana hadlayey arrimo dhowr ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Jabuuti Oo Taageertay Dadaallada Lagu Heshiisiinayo Beelihii Ku Dagaallamay B/weyne Dowladda Jabuuti ayaa taageertay dadaallada nabadeed oo laga dhex wado beelo dhowaan ku dagaallamay magaalada Baladweyne ee gobalka Hiiraan. Safiirka dowladda Jabuuti u jooga Soomaaliya Dayib Dubad Rooble oo gaaray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Ciidamada Itoobiya Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Bakool Wararka ka imaanaya degmada Xudur ee xarunta gobalka Bakool ayaa sheegaya in ciidamo Itoobiyaan ah oo ku socday degmadaasi uu jidka ku qabsaday weerar ay qaadeen Al-shabaab. Rasaasta labada dhinac…