1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Dagaal Oo Laga Soo Sheegayo Deegaanno Ka Tirsan Sh/hoose Dhaqdhaqaaqyo ciidan ayaa laga soo sheegayaa deegaanno ka tirsan gobalka Shabeellaha Hoose oo ay kala wadaan ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay wehliyaan kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Ka Kacay Xaafadda Furayaasha Ee Muqdisho Dab sababay khasaare hantiyadeed ayaa saaka ka kacay qeyb kamid ah xaafadda Furayaasha, degmada Wardhiigley ee magaalada Muqdisho. Dabkani ayaa markii hore ka billowday guri halkaa ku yaalla waxaana uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo La Kulmay Suxufiyiinta Soomaaliyeed (Sawirro) Madaxweynaha Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan kula qaatay ergada suxufiyiinta Soomaaliyeed ee ka kala timid gobollada dalka isalmarkaana ka qeyb gashay shirweynihii Ururka Suxufiyiinta Qaranka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaraxyo Waxyeello Kasoo Gaartay Mas’uuliyiin Oo Ka Dhacay Degmada Buurdhuubo, Gedo Wararka ka imaanaya degmada Buurdhoobo ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in qaraxyo is xig xigay oo ka dhacay degmadaasi ay waxyeello kasoo gaartay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmadaasi. Guddoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan “Dalalka Africa Kaalin Ayeey Ka Qaateen Taageerada Soomaaliya” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Africa ay kaalintii looga baahnaa ka qaadatey taageerada Soomaaliya, waayihii adkaa ee waddanka uu soo marey. Waxaa uu Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaalad Adag Oo Laga Soo Sheegayo Deegaannadii Uu Wabiga Kaga Fatahay Sh/dhexe Deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Dhexe kuna dhaw degmada Mahadaay ayaa waxaa go’doomiyey fatahaad uu sameeyay Wabiga Shabelle, iyadoo lasoo sheegayo in deegaannadaasi ay ka jirto xaalad adag oo dhanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Darawal Mooto Bajaaj Oo Xalay Lagu Dilay Muqdisho Nin darwal ka ahaaa Mooto Bajaaj ayaa xalay lagu dilay wadada makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho kadib markii la sheegay in rasaas ay ku fureen gaari ciidan oo uu gadaal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shaqo Joojin Lagu Sameeyay Saraakiil Ka Tirsan NISA Wasaaradda amniga dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in shaqo joojin lagu sameeyay saraakiil kasoo muuqatay muuqaal la sheegay in lagu jirdilayo maxbuus la sheegay inuu ku xiranaa xabsi ku yaalla…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Sheegay In Loo Gurmanayo Shacabka B/weyne Maamulka gobalka Hiiraan ayaa sheegay inay wadaan dadaallo ay ku samatabixinayaan qoysaskii ku barakacay daadadka wabiga Shabelle. Guddoomiyaha gobalka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa u sheegay Goobjoog inay wadaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Federaalka Oo Kormeeraya Xaaladda B/weyne Wasiirro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa magaalada Baladweyne u tegay sidii ay u soo indho-indheyn lahaayeen xaaladda dadkii ku barakacay fatahaadda iyo colaadda magaaladaasi ka taagan. Wasiirradani waxaa kamid ah…