1 daqiiqo Sheeko:Dalka Korneel Kaariye “Ciidamada Itoobiya Ima Xirin” Korneel Maxamed Kaariye Caraale oo ka mid ah saraakiisha ciidamada dowladda Federaalka ee gobolka Galgaduud ayaa ka hadlay warar saacadihii lasoo dhaafay isasoo tarayey oo ah inuu ku xiran yahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Lacag Badan Ka Heshay Howlgalka AMISOM Kenya Lacag Badan Ka Heshay Howlgalka AMISOM Dowladda Kenya Ayaa Ka Heshay 4.2 Billion Oo Lacagteeda Ah Hawlgalka Midowga Afrika Ee AMISOM Si Looga Taageero Dagaalka Ka Dhanka Ah Alshabab.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Ciraaq Oo Adkeeyay Weerarka Ay Ku Hayaan Fallujah Ciidamada dalka Ciraaq ayaa sii adkeynaya weerarka ay ku hayaan magaladda Falluja oo in mudaa gacanta ugu jirtay kooxda Daacish. Dad goobjoogayaal ah ayaa soo weriyey in ciidamada Dowladda Ciraaq…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Turkiga Oo Sheegay In Caruurta Oo La Kala Fogeeyo Ay Tahay Shaqada Dadka aan Muslimiinta Aheyn. Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in waxa loo yaqaano family planning ama caruurta oo la kala fogeeyo ay tahay shaqada dadka aan Muslimiinta aheyn. Madaxweynaha Turkiga oo maanta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Qof Oo Wadday Dooni Dad Tahriib ِAh Ay Ku Dhinteen Oo La Xiray Booliiska Talyaaniga ayaa xiray 2 qof oo looga shakisan yahay in ay naaquude ka haayeen Dooni ku quustay Strait of Sicily, Doonta waxaa ku dhintay 45 qof oo ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukuntay Dad Ku Eedeysan Qaraxii Diyaaradda Daallo (Sawirro) Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta oo Isniin ah xukun ku ridday dadkii ku eedeysnaa qaraxii ka dhex dhacay diyaaradda Daallo xilli ay kusii jeedday dalka Jabuuti 2-dii February 2016.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Raashiin Loo Qeybiyey Dadkii Ka Barakacay Fataahadda B/weyne Marwada Madaxweynaha dalka Jabuuti Khadra Maxamed Xayd ayaa deeq raashin ah oo ay soo dhiibtay waxaa lasoo gaarsiiyey magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan iyadoo loo qeybiyey in ka badan 2,400…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Ka Hadlay Dadaallada Lagu Heshiisiinayo Beello Dhawaan Dagaallamay Maamulka Galmudug ayaa sheegay in meel wanaagsan ay u mareyso dadaallada nabadeed ee lagu heshiisiinayo beello dhawaan ku dagaallamay deegaanno uu ka arrimiyo maamulkaasi. Wasiirka Dastuurka iyo dib u heshiinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Duleedka Xudur Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xarakada Al-shabaab ayaa habeenkii Xalay iyo shalay ka dhacay duleedka degmada Xudur ee gobolka Bakool, kaasi oo khasaare geystay. Ciidanka Xarakada Al-shabaab…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga Oo Markab Raashin Ah Ku Wareejiyey Dowladda Federaalka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la wareegtay Markab sida shixnad gargaar ah oo loogu tala galay in lagu caawiyo shacabka Soomaaliyeed, waxayna kala wareegtay dowladda Turkiga. Safiirka Turkiga ee Soomaaliya…