Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa cambareeyey weerarkii gelinkii dambe ee shalay lagu qaaday Hotelka Ambasador ee magaalada Muqdisho, kadib war-saxaafadeed kasoo baxay xafiiskiisa. War-saxaafadeed:- Ra’iisul Wasaaraha…