1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Galgaduud Oo Maanta Laga Soomin Deegaanno ka tirsan gobolka Galgaduud ayaa maanta laga soomin xilli inta badan dalka maalinta 1-aad la sooman yahay. Degmooyinka kala ah Dhuusmaareeb, Guriceel, Caabudwaaq iyo Xeraale ayaa maanta laga soomin,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Ayaa Gaaray Xerada Dhadhaab Waxaa goordhaw xerada qaxootiga ee Dhadhaab gaaray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud iyo wafti ballaaran uu horkacayo Madaxweynaha ayaa lagu wadaa in uu u kuurgalo xaaladda Qaxootiga xilli ay dhawaan go…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Kenya Oo Howlgallo Ka Wada Deegaanno u Dhaxeeya Mandhera Ceel-waaq Wararka Goobjoog News ay ka Heleyso Tuulada Lafey oo u dhaxeysa Mandheera ee Gobolka waqooyi bari Kenya iyo degmada Ceel-waaq oo ka Tirsan gobolka gedo ayaa sheegaya in Ciidamada Kenya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Iyo Ra’iisul Wasaaraha Dalka Oo La Kulmay Guddiga Xaqiijinta Qoondada 30% ee Haweenka Soomaaliyeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma’arke ayaa xarunta Madaxtooyada kula kulmey Guddiga Xaqiijinta Qoondada 30% ee Haweenka Soomaaliyeed ee matalaadda Baarlamaanka Federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Awqaafta Iyo Arrimaha Diinta Oo Ku Dhawaaqday In Berri Tahay Soon Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta ee xukuumadda Soomaaliya ayaa caawa ku dhawaaqday in maalinta berri ay tahay Ramadan. Sheekh Cali Maxamuud oo ka tirsan mas’uuliyiinta wasaaraddan ayaa ka sheegay warbaahinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gabar Wariye Ahayd Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho Allaha u naxariistee waxaa gelinkii dambe ee maanta magaalada Muqdisho lagu dilay Allaha u naxariistee Wariye Sagal Salaad Cismaan oo ka howlgali jirtay warbaahinta dowladda. Rag ku hubeysan ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al Shabaab Oo Gudaha Kenya Ku Weerartay Askar Kenyaan Ah 3 Ciidamada Booliiska Kenya ayaa lagu dhaawacay weerar ay Al shabaab ku qaadeen Magaalada Mandheera, Ciidamada ayaa la weeraray iyagoo ku wajahan magaalada Carabiyo, Sida ay sheegeeen ciidamada Booliiska Kenya,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Afhayeenka ciidamada AMISOM Oo Beeniyay In Ciidankooda ay Dileen Dad Rayid Ah Afhayeenka Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM, Jeo Kibet oo la hadlay Idaacadda Goobjoog FM ayaa sheegay in ay beenyihiin warar sheegaya in xalay hoobiyayaal lagu weeray xeradda Xalane oo ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Midowga Afrika Oo Sugaya Amaanka Doorashada Soomaaliya 2016-ka Francisco Madeira oo ah ergeyga midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa waxaa uu balan-qaaday in ciidamada Afrikaanka ay sugi doonaan amaanka doorashada ka dhaceyso dalka sanadkan 2016-ka. “Madaxda Siyaasadda iyo hogaamiyeyaasha waxaa ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ammaanka Magaalada Baydhabo Oo La Adkeeyay Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa waxay sheegayaan in aad loo adkeeyay ammaanka guud ee magaaladaasi. Kadib markii madasha wadatashiga qaran ay isku raaceen in dhammaadka…