1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarad Drone Ah Oo Kusoo Dhacday Gobolka Shabellaha Hoose Diyaarad nooca is wada ee loo yaqaano Drone ayaa lagu soo waramayaa inay kusoo dhacday deegaan lagu magacaabo Saddex Xarar ee gobolka Shabellaha Hoose. Dadka deegaanka ayaa sheegay in diyaaraddan…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka AKHRISO: Dacwadda Uu Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir Ka Gudbiyey Hay’ad Magaciisa Ku Kireysay Markab Shixnad Wada Goobjoog News waxay idiin soo gudbineysaa warqad uu 9-kii bishan xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir u gudbiyey xafiiska Xeer-ilaalinta taasi oo uu kaga dacwoonayey hay’ad isticmaashay magaciisa islamarkaana markab la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka AMISOM Oo Mishaar U Raadsatay Gacanka Carabta Ciidamada Midowga Afrika ee nabad ilaalinta Soomaaliya AMISOM ayaa taageero lacageed u raadsaday dalalka gacanka carabta kadib markii midowga Yurub uu goostay lacag sanadkii dhan ilaa $200 million oo noqoneysa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Ciidamo Ka Wada Tirsan Dowladda Oo Ku Dagaallamay Cadaado Ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa xoogga dalka ee 21-aad ayaa lagu soo waramayaa inay ku dagaallameen magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud. Inta la xaqiijiyey 3…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Puntland Oo Sheegay Inay Ku Fashilmeen Wax Ka Qabashada Amniga Gaalkacyo Taliska ammaanka Gobolka Mudug ee Puntland ayaa qiray inay ku fashilmeen wax ka qabashada amniga waqooyiga magaalada Gaalkacyo oo maalmahan dambe dilal qorsheysan ay ka dhacayeen. Taliyaha Birmadka gobolka Mudug…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Ciidamo Ka Tirsan Puntland Oo Gadooday Ciidamada Laanta Canshuuraha Gaalkacyo ee Puntland ayaa la sheegay inay gadoodeen islaamrkaana ay xoog ku qabsadeen xarunta dowladda Hoose ee Gaalkacyo. Ciidankaan ayaa markii ay la wareegeen halkaasi waxay joojiyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarado Dagaal Oo Maalintii Afaraad Duqeymo Ka Wada Buuraha Galgala Ee Bari Diyaaro aan ilaa iyo hadda la shaacin Dowladda leh ayaa maalintii Afaraad waxay duqayn ka wadaan Buuralayda Galgalla ee Gobolka Barri halkaasi oo xarun u ah dagaalyahanno ka tirsan Xarakadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Banaadir Iyo Xubno Ka Socday Turkiga Oo Ka Shiray Dib u Dhiska Wadada 30-ka Ee Muqdisho Xubno ka socday dowladda Hoose ee Turkiga ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay mas’uuliyiinta maamulka Gobolka Banaadir. Waxaa kulankaan looga hadlay dhismaha dowladda Turkiga ku sameyn doonto wadada 30-ka Ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweenka Soomaaliyeed Oo Lagu Dhiiragelinayo Ka Qeybgalka Doorashooyinka Dalka Qaramada Midoobay iyo Hay’adaha u dooda xuquuqda dumarka ayaa dhiiragelinaya dumarka Soomaaliyeed si ay uga qeybgalaan siyaasadda dalka iyo waliba doorkooda la xiriira doorashada la filayo in dabayaaqada sanadkan ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Aadan Yabaal Oo Beeniyey In Al-shabaab La Wareegeen Degmadaasi Maamulka degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxbo kama jiraan ku tilmaamay in ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM faarujiyeen degmadaasi islamarkaana halkaasi ay qabsadeen Al-shabaab. Maxamuud Sheekh Xasan…