1 daqiiqo Sheeko:Dalka WFP: Raashin Dhacay Kuma Jiro Bakhaaradeena Hay’adda WFP ayaa ka hadashay raashiin shalay lagu qabtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kaasi oo ahaa mid dhacay. Layla Cali oo u qaabilsan xafiiska WFP ee Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Madaafiic Xalay Kusoo Dhacday Degmooyinka Muqdisho Qaarkood Tiro madaafiic ah ayaa habeenkii xalay ahaa waxay kusoo dhaceen qaar ka mid ah degmooyinka magaalada Muqdisho abaare Sideedii Fiidnimo ee xalay. Xaafado ka tirsan degmooyinka Wardhiigley iyo Howlwadaag ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tuuryare Oo Xilkii Laga Qaaday Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa xilkii looga qaaday taliyahii hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka (NISA) C/raxmaan Maxamed Tuuryare. Waxa uu madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarad Sidday Raashiin Dhacay Oo Lagu Qabtay Garoonk Aadan Cadde Ee Muqdisho (Sawirro) Dowladda Federaalka ayaa goor dhaw waxay gacanta ku dhigtay diyaarad siday raashiin dhacay, taasi oo ay lahayd hay’adda cunnada ee WFP. Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay kuna sugan garoonka Aadan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Dad Shacab Ah Oo Lagu Dilay Sh/dhexe Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dad habeenkii xalay ahaa lagu dilay deegaanka Gololey ee gobolka Shabellaha Dhexe. Dabley hubeysan ayaa weerar ku qaadday deegaankaasi waxaana ay dileen 4 qof…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ciidamada AMISOM Lagula Eegtay Degmada Afgooye Ee Sh/hoose Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi qarax Miino lagula eegtay askar ka tirsan Ciidanka AMISOM, waxaana halkaasi ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Degdeg: Ruushka Oo Laga Saaray Euro 2016, Lana Ganaaxay Guddiga anshaxa Uefa ayaa dalka Ruushka ka saaray ciyaaraha Euro 2016 ee ka socda dalka faransiiska kadib markii taageerayaasha xulkooda qaranka kubadda cagta ay qalalaaso geysteen. Uefa ayaa sidoo kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Oo Lagu Amray Inay Dardar Geliyaan Howlgallada Ka Dhanka Ah Al-shabaab Wasaaradda amniga ee maamula Puntland ayaa ku ammartay guud ahaan ciidanka amniga ee maamulkaasi inay dardar geliyaan howlgallada ka dhanka ah Xarakada Al-shabaab. Wasiirka wasaaraddaasi Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka AMISOM Oo Loogu Baaqay Inay Dhowraan Haweenka Iyo Caruurta Hawlgalka Midowga Africa ayaa ugu baaqay askarta AMISOM inay ilaaliyaan ammaanka dadka rayidka inta lagu guda jiro hawlgalada lagu sugayo ammaanka dalka Soomaaliya. Karneyl Shadrack Othieno Mutacho oo ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Human Right watch Oo Ka Digtay In Si Xun Loola Dhaqmo Adeegtada Soomaalida Ee Loo Dirayo Sacuudiga Hey’adda Xuquuqda Aadanaha ee Human Right watch ayaa ka digtay In Si Xun Loola Dhaqmo Adeegtada Soomaalida Ee Loo Dirayo Sacuudiga. Arrintan ayaa ku soo beegantay heshiis dhexmaray Sacuudiga iyo…