1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin Laga Helayo Dagaal Ka Dhacay Duleedka Degmada Laascaanood Faahfaahin ayaa laga helayaa dagaal sababay khasaare kala duwan kaas oo ka dhacay degaan duleedka kaga began magaalada Laascaanood ee gobalka Sool kaasi oo u dhaxeeyay beello halkaasi wada deggan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Balcad: Ciidanka Amniga Wey Sugeen Amniga Degmada Maamulka degmada Balcad ayaa sheegay in isbedal amni oo la taaban karo uu ka jiro degmadaasi oo ka tirsan degmooyinka gobolka Shabellaha Dhexe. Gudoomiyaha degmadaasi Maxamed Maxamuud oo wareysi siiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tahriibayaal Ku Geeriyooday Tanzania Sida ay shaaciyeen booliiska dalka Tanzania waxaa geeriyootay 44 qof tahriibayaal ah oo doonayey in si sharci darro ah ku galaan dalal Koonfur Africa kamid tahay. Tahriibayaashan ayaa lagu soo qariyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burbur Ku Yimid Qeyb Ka Mid Ah Wadada Isku Xirta Sayidka Iyo Howlwadaag Ee Muqdisho (Sawirro) Shalay oo Khamiis ahayd waxaa roob saacado badan socday ka da’ay magaalada Muqdisho, kuwaasi oo saameyn ku yeeshay isku socodkii dadweynaha ee magaalada Muqdisho. Roobkan ayaa biyo dhigay waddooyinka muhiimka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Magacyada Xubnaha Guddiga Saxaafadda Ee Shalay Meel Mariyeen Golaha Wasiirada Kulan shalay ay isugu yimaadeen xubnaha golaha wasiirada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu meel mariyey 9 xubnood oo ka mid ah guddiga saxaafadda Soomaaliyeed. Hadaba waxaan halkaan idiin kugu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Masar: Mid Ka Mid Ah Sanduuqyada Madow Ee Diyaaraddii Qaraxday Oo L a Helay Doonida Lethbridge John oo u kireysneed dalka Masar ayaa la sheegayaa in ay heshay mid ka mid ah saduuqyadii madoobaa ee diyaaraddii qaraxday ee Air Egypt. Qalabkan la helay ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Oo Meel Mariyey Guddiga Saxaafadda Soomaaliya (Sawirro) Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Caddaaladda Mudane C/laahi Axmed Jaamac Ilka-Jiir. Shirka ayaa looga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaal Ku Sugan B/weyne Oo Gurmad Raashin Ah Dalbaday Qoysaska Barakacayaasha ee ku jira kaamka Nasiib ee magaalada Baladweyne una badan Haween iyo caruur islamarkaana abaar iyo colaad uga soo barakacay qaar ka mid ah gobollada kale ee dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhalatay Guri Ku Dumay Dadkii Deganaa, Sh/hoose Hal qof ayaa geeriyootay Shan kalena waa ay dhaawacmeen kadib markii uu kusoo dumay guri ay deganaayeen kaasi oo ku yaalla deegaanka Gandarshe ee gobolka Shabellaha Hoose. Roob saacado badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Human Rights Watch: Ciidanka Itoobiya 400 Oo Qof In Ka Badan Ayey Ka Dileen Qowmiyadda Oromada Hey’adda qaramada midoobey u qaabilsan xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa waxaa ay sheegeysaa in dowladda Itoobiya ay ka dishay in ka badan 400 oo qof qowmiyadda Oromada. Human…