1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaadiidleyda Ka Shaqeysa Degmada Wadajir Oo Loo Digey Maamulka degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa digniin kasoo saaray isticmaalka gawaarida ee wadada danwadaagaha oo dhawaan dib u dhis lagu sameeyay. Gudoomiyaha degmadaasi Axmed Cabdulle Afrax oo la hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Sheegtay Ciidankeeda Kala Baxayso Soomaaliya Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in Ciidankooda ka jooga Soomaaliya ay dib ula bixi doonaan sababo la xiriirta Mushaar la’aan. Waxa uu tilmaamay in ciidanka Kenya aysan helin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland: Ma Aqbaleyno In Wax Laga Bedalo Heshiiskii Muqdisho War-saxaafadeed kasoo baxay maamulka Jubbaland ayaa looga soo horjeestay in wax ka bedal lagu sameeyo heshiiskii magaalada Muqdisho ay ku gaareen madasha wadatashiga Qaran kaasi oo ku saabsan doorashooyinka dalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hogaamiyahii Taliban Oo La Dilay Hoggaamiyhii Talibaanka dalka Afgaanistaan ayaa la sheegey in lagu dilay weerar dhanka cirka ah oo ay fuliyeen ciidamada cirka dalka Mareykanka ee ka howl gala dalkaas. Sida laga soo xigtay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 30 Qof Oo Gaajo Iyo Dagaallo Ugu Dhintay B/weyne Wararka naga soo gaaraya Xarunta Hiiraan ee Baladweyne ayaa sheegaya in ilaa 15 qof ay gaajo ugu dhinteen 24-kii saac ee la soo dhaafay gudaha magaaladaasi. Wararka waxaa ay intaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Magacaabay Madaxa Howgalkooda Ee Soomaaliya Waaxda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa sheegtay in Ambassador Yamamoto uu noqonayo Madaxa Howgalkooda Soomaaliya isagoo lagu badalay Ambassador Kaeuper oo isna shaqada soo galay dhamaadkii sanadkii hore. Yamamoto waxaa uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Yurub Oo Il Gaar Ah Ku Haysa Heshiiska Doorashada Soomaaliya Midowga Yurub ayaa ka digay in ku lug lahaanshahooda Soomaaliya ay Qatar ku jirto illaa hanaanka doorasho ee sanadka 2016-ka uu baarlamaanku meelmariyo. War qoraal ah oo kasoo baxay Midowga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacab Ku Go’doonsan Xaafadaha B/weyne Wabiga Shabelle ayaa ku fatahay guud ahaan xaafadaha ay ka kooban tahay magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan, taasi oo sababtay in gabi ahaanba adeegyadii bulshada ee magaaladaasi ay xirmaan. Waddooyin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 2 Ruux Oo Ku Geeriyootay Shil Ka Dhacay Sool Labo qof ayaa ku geeriyootay 7 kalena waa ay ku dhaawacmeen Shil gaari oo ka dhacay Degaanka Qurac Dheere ee duleedka Magaaladda Laascanood ee Gobolka Sool. Sadax ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Odowaa Oo Odayaal Dhaqameed Kula Kulmay Jowhar Magaalada Jowhar ee gobolka Shabellaha dhexe waxaa ka soconaya kulamo gaar gaar ah oo uu la qaadanayo wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa qaar ka mid ah…