2 daqiiqo Sheeko:Dalka India: In Ka Badan 10 Milyan Ruux Oo Biyo La’aan Ah In kabadan 10 million oo ah dadka kunool magaladda New Delhi ee dalka India ayaa biyo la’aan ah kadib markii dad careysani ay baa’bi’yeen tubooyinkii ugu waa weynaa ee magalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Ciidamada AMISOM Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Shabellaha Hoose Dagaal u dhaxeeyay ciidamada AMISOM iyo Al-shabaab ayaa ka dhacay meel ku dhaw deegaanka Yaaq-bari-weyne ee gobolka Shabellaha Hoose, halkaasi oo ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Wararka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Heerka Sare Ee Soomaaliya Oo Maanta Ka Furmaya Dalka Turkiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ku- Xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Jan Eliasson ayaa shalay oo Isniin ahayd gaarey magaalada Istanbul ee dalka Turkiga oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay dhacdadii garoonka Jomo Kenyatta Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay aad uga xuntahay dhacdadii ka dhacday garoonka Jomo Kenyatta ee magaalada Nairobi, halkaas oo ay Transit ku ahaayeen wafdi uu hogaaminayay Ra¨´iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Mudane…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed oo Ka Warbixiyay Shir Looga Hadlay Maalgeshiga oo Ka Dhacay Istanbul Gudoomiyaha rugta ganacsiga Iyo warshadaha Soomaaliya mudane Maxamuud Cabdi Cali’ Gabeyre’ oo ku sugan Istanbul ayaa wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News. Maxamuud Cabdi Gabeyre ayaa sheegay in galabta uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Askar Ka Wada Tirsan Ciidanka Dowladda Oo Ku Dagaallamay Cadaado Wararka naga soo gaaraya degmada Cadaado ee gobalka Galgaduud ayaa ku waramaya in duleedka degmadaasi uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya. Askartaan dagaallantay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Cali Gees “Waan Isaga Baxay Al-shabaab” Axmed Cali Gees oo ka mid ahaa Xarakada Al-shabaab ayaa maalintii shalay ahayd waxaa xabsiga degmada Cadaado dhigay ciidanka Nabad sugidda Soomaaliya. Mr Gees oo saxaafadda loogu geeyay xabsigii uu…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulamo Barbar Socda Shirka Hiigsiga ee Istanbul Shirka Heer Wasiir ee Madasha iskaashiga Istanbul ee February 23-24-ka ka dhici doona Istanbul waxaa barbar socda shirar kale oo looga hadlayo arrimaha Maalgeshiga iyo Ganacsiga iyo kulan kale oo looga hadlayo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe “Waxaan Rumeysnahay In Soomaalida Ay Iyadu Tashato” Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo saxaafadda kula hadlay Kismaayo kahor inta aanu u amba bixin dalka Turkiga ayaa sheegay in shaqsi ahaan uu isagu aaminsanyahay in Soomaalida…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Khilaaf Siyaasadeed Ka Dhex Ifaya Dowladaha Soomaaliya Iyo Kenya Waxaa soo ifbaxaya qilaaf siyaasadeed oo soo kala dhex-galay dowladaha Soomaaliya iyo Kenya kadib markii lagu xannibay goroonka Jumo Kenya wafdi uu hoggaaminayey ra’iisulwasaraha Soomaalia Cumar Cabdi Rashiid. Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya…