1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dabley Hubeysan Oo Nin Darawal Ah Ku Dilay Degmada Afmadow Ee J/hoose Dabley hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in degmada Afmadow ee gobolka Jubada Hoose ku dileen nin la sheegay inuu ka mid ahaa darawallada kaxeeya gaadiidka dadweynaha ee halkaasi ka shaqeeya.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Dhiggiisa Turkiga Oo Kulan Gaar Ah Ku Yeeshay Istanbul Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan ayaa kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Istanbul. Labada hoggaamiye ayaa ka wadahadley xoojinta xiriirka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Sheekh oo Sheegay in Soomaaliya Noqon Doonto Meel Dhaqaalo Fiican Oo Loo Soo Dalxiis Tago. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh, Turkiga Erdogan iyo ku xigeenka xogeyaha guud ee qaramada midoobey Jan Eliasson ayaa shir jaraa’id goor dhaw ku qabtay Istanbul. Madaxweynaha Turkiga Erdogan ayaa si fiican…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Erdogan oo Amaanay Horumarka Dalka, Kuna Booriyay Beesha Caalamka Garab Istaagga Soomaaliya Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa maanta khudbad ka jeediyay furitaanka madasha Istanbul ee Hiigsiga 2016-ka. Madaxweynaha Turkiga waxaa uu sheegay in Soomaaliya ay ku tilaabsatay tillaabooyin hor u mar leh…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Qodobada Khudbaddii Madaxweyne Xasan Sheekh ee Furitaanka Shirka Istanbul Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka hadlay shirka Hiigsiga ee Istanbul isagoo soo qaatay arrimo badan oo ay ku jiraan ilaa 5 caqabad uu sheegay in ay hor…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Kobcinta Dhallinyarada Soomaaliyeed Oo Lagu Soo Gabogabeeyay Istanbul Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay shirka kobcinta dhallinyarada Soomaaliyeed kaasi oo arrimo badan looga hadlay. Waxaa shirkaan ka qeybgalay Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Erdogan: Tukigu Waxa uu sii Wadi Doonaa Taageerada Soomaaliya si Shacabku u Helo Ammaan iyo Nabad Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo war qoraal ah soo saaray ayaa ka hadlay dhinacyo farabadan oo taabanaya arrimaha dibadda dalka Turkiga. Waxa uu ka hadlay dagaalada ka socda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Heerka Caalami Ee Looga Hadlayo Arrimaha Soomaaliya Oo Ka Furmay Turkiga Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga waxaa ka furmay shirka heerka caalami ee looga hadlayo arrimaha Soomaaliya, kaasi oo ay ka qeybgalayaan mas’uuliyiin ka socota dalal dhowr iyo sidoo kale hay’ado…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Turkiga “Maalgashiga Turkiga ee Soomaaliya waxa uu gaarayaa $100 milyan” Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Turkiga “Lütfi Elvan”, ayaa Isniintii shalay sheegay, in maalgashiga Turkiga ee Soomaaliya uu gaarayo illaa 100 milyan oo dollar, dhamaadkii sanadkii hore ee 2015. Waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ajendaha Shirka New Deal-ka Soomaalida ee Istanbul Waxaa Maanta ka furmaya Istanbul shirka Ministerial High-Level Partnership Forum, waa maalin dheer oo lagu wadao in ay dhacaan kulamo aad u xiiso badan. Goobjoog News ayaa heshay Ajendaha iyo barnaamijka…