1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Heer Wasiir Ah Oo Looga Hortagayo Cudurada Oo Labo Maalin Ka Socda Adis Ababa Wasiirada maaliyadda iyo caafimaadka ee Afrika ayaa arbacdii iyo khamiista waxaa ay ku shirsan yihiin Adis Ababa si ay uga hadlaan ka hortagga cudurada ee Qaaradda Afrika. Wasiirada ayaa dadaal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukunno Ku Ridday Lix Qof Oo Ku Edeysan Dilkii Wariye Hindiyo Xaaji Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee dowladda Federaalka ayaa maanta xukun ku riday Lix qof oo ku eedeysnaa inay ka dambeeyeen dilkii Wariye Hindiyo Xaaji Maxamed oo ku geeriyootay qarax gaarigeeda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afar Ruux Oo Isku Qoys Ah Ayaa Ku Geeriyootay Madaafiic Kusoo Dhacday Xaafado Ka Tirsan Muqdisho Wararka ka imaanaya degmooyinka Howlwadaag iyo Warta Nabadda ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhaw xaafado ka tirsan degmooyinkaasi lagu garaacay madaafiic sababtay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aan Ka Jirta Deegaanno Ku Dhaw Degmada Dhuusamareeb Ee Galgaduud Shacabka ku dhaqan deegaanka Shimbiraalle ee hoostaga degmada Dhuusmaareeb ee gobolka Galgaduud ayaa xilligaan ka cabanaya biyo la’aan baahsan oo deegaankooda ka jirta. Maxamed Xirsi oo ka mid ah dadka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Hiiraan Qaarkood Oo Dhaliilay Dowladda Federaalka Ugaas Cali Ugaas Maxamed Ugaas Shafeec oo ka mid ah duubabka dhaqanka gobolka Hiiraan oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog Fm ayaa faah faahin ka bixiyay kullan ay magaalada Baladweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Culimada Ee Gurmadka Abaaraha Puntland Oo Lagu Dhawaaqay Wasaaradda cadaaladda Puntland ayaa ku dhawaaqay guddiga culimada ee gurmadka abaaraha deegaannada maamulkaasi ka arrimiyo. Gudigaan oo ka kooban 14 Culimo ah ayaa waxaa magacaabay Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda, arrimaha Diinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mudug: Ceelbiyood Maanta Laga Furayo Deegaan Muddo Biyo La’aan Ay Ka Jirtay Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi oo gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa lagu wadaa in maanta uu xarigga ka jaro Ceelbiyood laga hirgeliyay deegaan ku dhaw magaaladaasi oo in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ayaa la sheegay in ay la wareegeen deegaanno ka mid ah gobolka Shabellaha Dhexe kuwaasi oo ay maamuli jireen Xarakada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Michael Keating: Doorashada Soomaaliya Waa Inay Ku Dhacdaa Waqtigii Loogu Tala Galay Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya oo ka hadlay gabagabada shirkii shalay ku dhamaaday magaalada Istanbul ee Turkiga ayaa sheegay in shirka intii uu socday ay kaga wada hadleen…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar “Xalka Siyaasiga Ayaa Ah Wadada Kaliya Ee Ammaan Waddanka Looga Dhallin Karo” Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke oo saxaafadda kula hadlay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kadib markii lasoo gabagabeeyay shirkii halkaasi uga socday Soomaalida iyo beesha caalamka ayuu…