15 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso War Murtiyeedka Shirka Hiigsiga ee Istanbul oo Dhameystiran Waxaa magaalada Istanbul galabta lagu soo gabagabeeyay shirka New Deal-ka oo halkaas ka socday February 23-24, waxaa shirka ka qeybgalay madaxda 54 dal iyo 11 urur. Goobjoog News ayaa heshay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyeyaasha Ciidanka Xoogga ee Soomaaliya iyo Masar oo Kulan Taariikhi ah Yeeshay, Kana Hadlay Arrimaha Gobolka Waxaa daqiiqado ka hor magaalada Qaahira ku kulmay Taliyaha ciidanka qalabka sida ee Soomaaliyeed Sareeye Gaas Maxamed Aadan Axmad iyo dhigiisa dalka Masar Lieutenant General Maxamud Xijaasi. Kulanka ayaa yimid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Erdogan: Soomaaliya waxay Tusaale Fiican u Tahay Xiriirka Turkigu Doonayo In Uu La Yeesho Qaaradda Africa Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in Soomaaliya ay tusaale fiican u tahay xiriirka uu Turkigu doonayo inuu la yeesho dalalka Africa. Erdogan ayaa xusay in Soomaaliya ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhalatay Askar Ka Wada Tirsan Koonfur Galbeed Oo Ku Dagaallamay Baydhabo Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa ku waramaya in askar ka wada tirsan maamulka Koonfur Galbeed ay maanta ku dagaallameen magaaladaasi. Inta la xaqiijiyay Seddax…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Khudbadaha Madaxda Ka Qeyb Gashay Shirka Istanbul iyo Hadalladii ay Wakiilada Ka Yiraaheen Waxaa socda Khudbadaha maalintii labaad ee shirka Hiigsiga Istanbul, waxaa goobta ka hadlay wasiiro badan oo ay ku jiraan wasiirka qorsheynta qaranka Cabdiraxman Ceynte iyo wasiirka maaliyadda Maxamed Aadan Ibraahim “Fargeti”.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qodobadii ugu Muhiimsanaa Heshiiska Mareykanka Iyo Ruushka Ee Xabad joojinta Dalka Suuriya Moscow iyo Washington ayaa ku dhawaaqay tallaabooyin xabad joojin ah oo ay ka hirgelinayaan dalka Suuriya, laakiin heshiiskani ma khuseeyo labada urur ee kala ah Daacish iyo jabhadda Al-Nusrah iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ajendaha Maanta ee Shirka Istanbul iyo Qaabka Looga Hadlayo Arrimaha Farsamo Maanta waxaa lagu wadaa in Istanbul lagu soo gabagabeeyo shirka Hiigsiga 2016-ka, waa shirkii 3-aad oo heer wasiiro ah, waana kii 6-aad oo looga hadlo waxa loo yaqaano New Deal-ka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Madasha 6-aad Heerka Sare Ee Soomaaliya Iyo Beesha Caalamka Oo Maanta Lagu Soo Gabagabeynayo Istanbul Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in magaalada Istanbul ee dalka Turkiga lagu soo gabagabeeyo shirka Shirka Madasha 6-aad Heerka Sare ee Soomaaliya iyo beesha caalamka, kaasi oo madax…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Talyaaniga Oo Sheegtay In Ay Diyaar u Tahay Caawinta Soomaaliya Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Talyaaniga Paolo Gentiloni oo ka qeybgalaya shirka madasha 6aad ee ka dhacay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ayaa sheegay in sanadkani uu muhiimad gaar ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Hoose Ee Istanbul Oo Magaalada Muqdisho Ugu Deeqday GaadiidKA Dadweynaha Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa sheegay in dowladda Hoose ee Istanbul ay ugu tabarucday gobalka Banaadir 30 gaari oo nooca dadweynaha ah. Odrugan oo ka hadlayey shir saxaafadeed…