Barakacayaasha Ku Nool Muqdisho Oo Caruurtooda u La Waxbarasho Qoyasas badan oo ku nool xeryaha barakacayasha ee ku yaala magaalada Muqdisho iyo duleedkeeda ayaa caruurtooda aysan haysan waxbarashada Asaasiga ah marka laga reebo Dugsiga Qur’aanka Kariimka oo ay dhigtaan… 3 daqiiqo
2 daqiiqo Baarlamaanka Federaalka Iyo Kan Jubbaland Oo Markii Ugu Horreysay Wada Shaqeyn Doona Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa la kulmay guddoonka iyo xildhibaanada baarlamaanka maamulka Jubbaland. Kulankaan oo ahaa mid isbarasho ah ayaa halkaasi waxaa hadal ka jeediyay gudoomiye Jawaari oo…
2 daqiiqo Axmed Madoobe: Shirarka Siyaasadda Yaan Lagu Mashquulin Ee Bulshada Haloo Soo Jeesto Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad dhinacyo badan taabaneysay ka jeediyay munaasabad xalay ka dhacday magaalada Kismaayo ayaa ku taliyay in aan dowladda Federaalka iyo maamul gobaleedyada…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan “Ma Jirto Colaad Iyo Kala Qeybsanaan, Laakiinse Waxaa Jirta Talo Ruug” Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in waxbadan ay isla meel dhigeen isaga iyo madaxda maamul goboleedyada kadib kulamadii maalmahaan uga socday magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka…
1 daqiiqo Golaha Wasiirada Oo Meelmariyay Xeerka Diiwaangelinta Shidaalka Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliyeed ayaa Khamiistii oo taariikhdu ahayd 14ka Janaayo 2016 ansixiyey Xeerka Diiwaangelinta Shidaalka. Ujeeddada loo abuuray xeerkani waxay tahay sidii macluumaadka khuseeya heshiisyadii iyo wixii la…
2 daqiiqo Dabley Weerartay Hotel Ku Yaalla Caasimadda Wadanka Burkina Faso Dabley hubeysan ayaa weerartay Hotel ku yaalla caasimadda dalka Burkina Faso, ee Ouagadougou halkaasi oo ay ku badnaayeen dad reer Galbeed ah. Waxaa la xaqiijiey ugu yaraan in halkaasi ay…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Weerarkii Al-shabaab Ee Gedo Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayey weerarka ay maanta kooxda Al Shabaab ku beegsatey ciidammada Kenya ee ku sugan gobolka Gedo, kuwaas oo qeyb ka…
2 daqiiqo Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalkii Ciidanka AMISOM iyo Al-shabaab Ku Dhex Maray Gedo Wararkii ugu dambeeyay ee ka imaanaya deegaanka Ceelcadde ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in xaaladdu ay tahay mid yara deggan kadib markii weerarkii saaka ay Al-shabaab halkaasi ku qaadeen ay…
1 daqiiqo Xildhibaan Hore Oo Ka Digay In Soomaalida Wax Loogu Qeybiyo Nidaamka 4.5 Xasan Yuusuf Xasan oo ka mid ah xildhibaanadii hore ee baarlamaankii KMG ahaa ayaa ka digay in shacabka Soomaaliyeed wax loogu qeybiyo nidaamka 4.5 ee qabiilka ah. Waxa uu sheegay…
1 daqiiqo Ebola oo ka dhamaaday Galbeedka Afrika kadib markii uu salfaday 11 kun oo Qof Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa maalintii shalay ku dhawaaqay in Cudurkii Ebola uu ka dhamaaday Galbeedka Africa iyadoo ay istaagatay u tallaawigii cudurka ee dalka Liberia. Ururka waxa uu yiri:”Maanta ururka…