1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda Maareynta Musiibooyinka iyo Hirshabeelle oo Ka Wadahadlay Fatahaadaha Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Goboleedka Hirshabelle Mudane Yusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa Booqday Xarunta Dhexe ee SoDMA,waxaana halkaas ku soodhaweeyey Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Cali Guudlaawe oo Kormeeray Xaafadaha uu Fatahay Wabiga ee Baladweyne Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kormeer u kuurgal ah ku sameeyay qeybo kamid ah xaafadaha Magaalada Beledweyne oo uu ku fatahay Wabiga Shabeelle. madaxweynaha oo ay wehliyaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabeelle oo Ku Fatahay Qeybo Kamid ah Magaalada Baladweyne Wararka naga soo gaarayo magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegay in habeenkii Xalay xaafado kamid ah magaalada uu ku fatahay Wabiga Shabeelle, kuwaas oo geystay khasaare kale duwan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobaab Khasaare Dhaliyay oo Ka Da’ay Inta Badan Dowlad Deegaanka Soomaalida Faahfaahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxay Roobab 48-kii saac ee lasoo dhaafay ka da’ayay deegaanno ka tirsan dowlad deegaanka Soomaalida, waxaana lasoo warinayaa in ay jiraan khasaare nafeed iyo mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wadahadleen Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta iyo Safiirka Dowladda China? Gudoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Maxamud Macallin ayaa maanta la kulmay Safiirka Dowlada China ee dalkeenn Mudane H.E. Ambassador Fei Shengchao kulankaas oo ka dhacay Safaradda Chine ee Magaalada Mogadishu.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Deegaanka oo Shir Caalami ah Uga Qeybgaleysa Switzerland Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Soomaaliya Dr. Aadan Ibraahim Aw Xirsi iyo wefti khubaro ah oo uu hoggaaminayo ayaa gaarey Magaalada Geneva ee dalka Switzerland, halkaas uu kaga …
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda Maareynta oo Gargaar Gaarsiisay Qoysas Ku Barakacay Roobkii Caasimadda Ka Da’ay Magalaada Muqdisho Iyadadoo sacadihii la soo dhaafay uu ka da’ay Roob Xooggan oo geystay qasaaro iskugu jira dhimasho, Burbur soo gaaray Guryo iyo Gadaadid,Biyaha badan oo ka dhashay Robkaasna ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobab Khasaare Dhaliyay oo Ka Da’ay Muqdisho iyo Gobolka Banaadir oo Ka Warbixiyay Roobab saacadihii lasoo dhaafay ka da’ayay magaalada Muqdisho iyo deegaannada ku xeeran ayaa khasaare kale duwan u geystay bulshada, waxaana jira in Roobabku ay hakiyeen isku socodka dadka iyo gaadiidka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo Ku Dhawaaqday in Barri ay Tahay Maalin Ciid ah Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in maalinta Berri ah ay tahay maalinta koowaad ee Bisha Shawaal ee ciidul Fidriga, kadib markii aragtida bisha la xaqiijiyay, iyadoo dowladaha caalamul islaami…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda Maareynta Musiibooyinka Gargaar Kala Wareegtay Sucuudiga Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMa Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa Maanta Dowladda sacuudiga si gaar ah Safiir ku xigeenka dowladda sacuudiga u fadhiya Muqdisho kala wareegay Shixnad…