1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Madaale oo Dhagaxdhigay Dhismaha Waddada Via Liberia Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa dhagax dhigay dib u dhiska waddo Waddada Via Liberia ee degmada Waaberi oo muda ku dhow 30-sano burbur xooggan iyo dayac xumo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Hirshabeelle oo Kulan La Qaatay Waf Ka Socday WFP Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Magaalada Jowhar ku qaabilay wafdi ay hoggaaminaysay Ku Xigeenka Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka WFP ee Soomaaliya Marwo Laura Turner. Kulanka ayaa looga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda oo Shaacisay iney Si Buuxda Ula Wareegtay Saldhigyadii ay Baneeyeen ATMIS Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa ku dhawaaqay in ciidanka Qaranku si buuxda ula wareegay xarumihii ay banneeyeen Ciidanka howlgalka nabad ilaalinta midowga Afrika ee ATMIS oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta oo Qaabilay Wafdi Ka Socday Hey’adda IHH Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA ku qaabilay Wafdi heer sare ah oo ka socday dowladda Turkiga si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hantidhowraha Qaranka oo La Kulmay Mas’uuliyiin Ka Socotay Xafiiska Ra’iisulwasaaraha iyo Labada Aqal Hantidhawraha Guud ee Qaranka Abuukaate Axmed Ciise Gutale ayaa maanta kulan la yeeshay maamulka sare ee xafiisyada Madaxweynaha, Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Golaha Shacabka, iyo Aqalka Sare ee JFS. Kulanka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Madaale oo Ka Jawaabay Cabashada Ka Timid Dhulka Qubuuraha Macallin Nuur Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta booqday Qubuuraha Macalin Nuur ee Deegaanka Garasbaaley (Taree Disho) si uu ugu jawaabo cabasho ka timid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda Maareynta Musiibooyinka oo Qodeysa 23 Ceel Biyood Ha’yadda King Salmaan ee wadanka Sa’udi Arabia ayaa ka soo jawaabtay codsigii Hay’adda SODMA ee ahaa qodidda Ceelal biyood, kuwaas oo laga fulinayo gobollada dalka. Hay’adaha King Salman iyo SODMA…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda Maareynta Musiibooyinka oo Hilib u Qeybisay Qoysas Danyar ah Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa dad kabadan 6kun oo qoys oo iskugu jira barakacyaal,dad danyar ah iyo kuwa qaba baahiya gaarka ah u qeybisay hilibka udxiyada iyada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda Tayo Dhawrka oo Amartay in ay Isdiiwaan Geliyaan Shirka Bixiya Adeegyada Abaalmarinada Machadka Tayada Qaranka ee Hay’ada Tayo dhawrka waxa uu ku wargelinayaa dhammaan shirkaddaha iyo hay’addaha bixiya adeegyada abaalmarinada noocyadeeda kala duwan inay iska soo diiwaan geliyaan machadka laga bilaabo 24ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaa Looga Hadlay Shirka Todobadlaha Ee Golaha Wasiirrada Soomaaliya? Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyaya Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, kaas oo looga hadlay arrimo dhowr ah. Shirka atyaa waxaa diiradda lagu…