1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Yuusuf Madaale oo Dhagax Dhigay Waddo Cusub oo Laami ah Waddadaan cusub ayaa isku xiri doonta waddooyinka Suuq Bacaad iyo Jen. Daa’uud ee Degmada Yaaqshiid, Muqdisho.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Wadatashiga Warasaaradaha Maaliyadda Heer Federal iyo Heer Gobol oo Muqdisho Ka Furmay Shirkaan ayaa inta uu socdo waxaa diiradda lagu saari doonaa arrimaha xeerka mideynta Cashuuraha, dib-u-habeynta Maaliyadda iyo dhamaystirka sharuudaha deyn cafinta.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Dhagax Dhigay Dhismaha Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa hadda si kumeelgaar ah u la deggan Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha XFS oo Dhagax-dhigay Xarunta Cusub ee Wasaaradda Haweenka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha ayaa hore ugu shaqaynaysay dhismaha Wasaaradda Warfaafinta.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya iyo Kenya oo Gaaray Heshiis Iskaashi ah oo la Xiriira Duulista iyo Hawada Wasiirka Duulista, Marwo Fardowsa Cusmaan Cigaal ayaa maanta heshiis la xiriira Hawada iyo Duulista kula saxiixatay magaalada Nairobi, dhiggeeda dalka Kenya Kipchumba Murkomen. Heshiiskan ayaa bud dhig u noqonaya in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni oo Ku Dhawaqay Waqtiga Doorashada Madaxtinimada Puntland Dowlad Goboleedka Puntland ayaa u dabaaldegtay sanad guuradii 25-aad ee ka soo wareegtay markii dhidibada loo aasay 1-da August sanadkii 1998-kii, waxaana sanad guurada sanadkaan ay ku soo aaday xilli…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Golaha Wasiirrada oo Looga Tacsiyeeyay Weerarkii Lagu Qaaday Kulyadda Jaalle Siyaad Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Caddaaladda iyo Dastuurka, Mudane Xasan Macallim Maxamuud Shiikh Cali. Shirkaan ayaa looga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasaare Xamse oo Ka Hadlay Weerarkii Lagu Qaaday Kulyadda Jaalle Siyaad Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane , Xamsa Cabdi Barre ayaa ka hadlay qaraxii ay Al-shabaab dhowaan ka geysatay Kulliyadda Jaalle Siyaad oo uu tababar ugu socday dhallinyaro loo diyaarinayay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Hay’adda Maareynta oo La Kulmay Wafdi Ka Socday Hey’adda France SIF Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA Mudane Maxamuud Macallim cabdulle ayaa maanta xafiiska hay’adda ku qaabilay wafdi ka socday hay’adda Secours Islamique France SIF oo uu hogaaminayay Madaxa hay’dda SIF Gorkhamas Huseynov. Kulanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ergeyga Cusub Ee Qaramada Midoobay oo Gaartay Magaalada Dhuusamareeb Madaxweynaha Dowladd gobolleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa qasriga madaxtooyada Dowladda Galmudug ee Dhuusamarreeb kusoo dhaweeyay ergeyga cusub ee Qarammada Midoobe ee Soomaaliya Danjire Catriona Laing iyo wafdi ay…