1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisulwasare Xamse oo Xarigga Ka Jaray Dhismaha Waddo Laami ah oo La Hirgeliyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray waddada Taleex ee Degmada Hodan oo dib-u-dhis uu ku sameeyey Maamulka Gobolka Banaadir.
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidanka ATMIS oo Sheegay in Al-shabaab Laga Saaray Deegaanka Cali Fooldheere Howlgalka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee ATMIS ayaa sheegay in howlgal ay ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka ay kala qeyb galeen lagu guuleystay in Al-shabaab looga saaro deegaanka Cali Fooldheere.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada qalabka sida ee Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa kala wareegay degaanno hoos taga degmada Qoryoolay ee gobolka Shabeellada hoose.
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adda NISA oo Faahfaahin Ka Bixisay Xarigga Sufyaan Shiikh Axmed(Taakeeye) Hey’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa sheegtay in gacanta ay ku dhigtay nin lagu magacaabo Sufyaan Sheekh Axmed, oo ku magic dheer{Taakeeye }.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Addis Ababa uga Qeybgalay Shirka Iskaashiga Wasiiradda Maaliyadda Gees Afrika Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa ka qeybgalay furitaanka shirka 18-aad ee Wasiirada Maaliyadda dalalka Geeska Afrika (Horn of Africa initiative).
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaaradaha Maraykanka oo Howlgallo Duqeyn ah Ka Fuliyay Jubbada Dhexe Wararka naga soo gaarayo gobolka Jubbada Dhexe ayaa sheegay in habeenimadii xalay Duqeymo laga fuliyey degmada Bu’aale.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Laftagreen oo Safar Ku Gaaray Dhuusamareeb iyo Kulamo Ka Socda Galmudug Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Wadatashiga Wasaaradaha Warfaafinta Labada Heer oo Ka Furmaya Baydhaba Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta Gaaray Magaalada Baydhabo.
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, Waxbarashada Dowladda Sucuudiga oo Soomaaliya Ka Taageereysa Hormarinta Waxbarashada Wasiirka Wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya, Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa magaalada Riyaadh ee dalka Sacuudi Carabiya kula kulmay Wasiirka Hiddaha iyo dhaqanka Amiir Bandar bin Cabdulcasiis.
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaalidu: Sidee Uga Badbaadi Kartaa Uguna Diyaar Garoobi Kartaa Duufaanta El Niño? Hay’adaha caalamiga ah iyo qaarka mid dawladaha Geeskuba waxa ay ka digayaan isbeddel cimileed oo khatartiisu baahi karto, oo ay ka mid tahay duufaanta El Niño.