1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Midowga Yurub Ka Socda Oo Gaaray Magaalada Baraawe Wafdi ka socday ururka midowga Yurub ayaa maanta waxa ay gaareen magaalada Baraawe ee gobalka Shabeelaha hoose, waxaana halkaasi ku soo dhoweeyay madaxda gobalkaaasi. Wafdigan ayaa waxaa hoggaaminaayay safiirka midowga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer ilaalinta Puntland oo Amartay in Lala Wareego Badeecad Kasta oo Lagala Dhuunto Canshuurta Maxamed Xareed Faarax oo ah ku xigeenka xeer ilaaliyaha dowlad goboleedka Puntland islamarkaana la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu amar ku bixiyay in ganacsatada la dhuumata canshuurta in lagala wareego…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliland Oo Beenisay In Itoobiya Ay Hakisay Heshiiska Dekadda Berbera Maamulka Soomaaliland ayaa waxa uu beeniyay warar shalay lagu faafiyay baraha bulshada kaasi oo sheegayay in dowladda Itobiya ay hakisay heshiis 19% oo ay qeyb uga tahay qandaraaska lagu hormarinayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 11-03-2020 Qodobada saakay ugu waa weynaa ee warka GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin: 1. NISA ayaa sheegtay in Madaxiii Amniyaatka Al-shabab ee Gobolka Banaadir lagu dilay Gobolka Jubbada dhexe. 2.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Hadashay Muwaadin Soomaaliyeed oo Ka Yimid Shiinaha, Laguna Qabtay Garoonka Diyaaradaha Dr. Cabdi Risaaq Yusuf Axmed oo wasaaradda caafimaadka u ah u qeybsanaha tayada caafimaadka ahna qofka uga hadla arrimaha coronavirus oo wareysi siiyay Goobjoog News ayaa sharaxaad ka bixiyay dhacdadii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Qoorqoor Oo Dhagax Dhigay Xarunta Madaxtooyada Galmudug Iyo Xarumo Kale Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta waxa uu daahfuray Mashruuca dhismaha Madaxtooyada Galmudug iyo afar wasaaradood. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa maanta daah furay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dab Xooggan Oo Qabsaday Kaalin Shidaal Oo Ku Taalla Magaalada Muqdisho Wararka aan ka heleyno agagaarka isgoyska Banaadir ee magaalaga Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in goor dhow dab xooggan uu qabsaday kaalin shidaal oo halkaasi ku taallay. Kaalinta shidaal ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni iyo Danjire James Swan oo Kawada Hadlay Doorashooyinka Soomaaliya Ku Soo Wajahan Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa maanta waxa uu madaxtooyada maamulkiisa ku qaabilay ergeyga gaarka ah ee qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ee danjire James Swan. Madaxweyne…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Yuusuf Garaad: Madaxweyne Qoorqoor inkastoo aynaan isku ra’yi ahayn waxaan aqbalay Howsha uu ii xilsaaray Yuusuf Garaad Cumar wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa waxa uu soo dhoweeyay magaacaabista madaxweyne Qoorqoor ee ah in uu noqdo guddoomiyaha guddiga qabanqaabada xafladda Caleemasaarka ee madaxweynaha Galmudug…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Madaxweyne Qoorqoor Oo Magacaabay Guddi Ka Shaqeynaya Xafladda Caleema Saarkiisa Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqqor ayaa magacaabay guddi ka shaqeyn doona qabanqaabda xafladda caleema saarkiisa, waxaana guddigaasi ka soo muuqday masuuliyiin hore. Guddigan ayaa ka kooban 12…