1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ku Wajahan magaalada Baladweyne Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa in maanta uu tago magaalada Baladweyne ee gobalka Hiiraan. Ulajeedka safarka madaxweynaha lama shaacin, hase ahaatee magaalada Baladweyne waxaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Jowhar Oo Sheegay In Tallaab Adag Ka Qaadayaan Cid Walba Oo Ku Howlan Beerashada Maandooriyaha Xashiiska Maamulka degmada Jowhar ee gobalka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay in ay billaabeen howlgal ballaaran oo ay ku doonayaan inay ku ciribtiraan maandooriyaha xashiiska, islamarkaana tallaab adag ay ka qaadi doonaan…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Taariikhdii iyo Xusuustii Sayid Maxamed Cabdulle Xasan December 21, 1920-kii waa maalintii uu geeriyooday geesigii Soomaaliya Sayid Maxamed Cabdulle Xasan, hadaba 95 sano kadib dadka ma xasuustaan Sayid Maxamed Cabduule Xasan. Googjoog News waxaa ay la xiriirtay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Caasimadda Maamulka Loo Sameynayo Sh/dhexe Iyo Hiiraan Oo Lagu Dhawaaqay Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto ku magacaabay caasimadda maamulka loo sameynayo Shabellaha Dhexe Iyo Hiiraan, sidoo kalena sheegay halka maamulkaasi caasimadda u noqoneyso. Wareegtada ayaa lagu…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha: ‘’Ciidanka Booliska Waxa Uu Tusaale u Yahay Dib u Soo Kabashada Soomaaliya’’ Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray dhammaan Ciidammada Booliska Soomaaliyeed iyo qoysaskooda, munaasabadda 20-ka December awgeed oo ku beegan sannad-guuradii 72-aad tan iyo markii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Yuusuf Dabageed Oo Loo Magacaabay Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha Soomaaliya ayaa xilka gudoomiyaha gobalka Hiiraan loogu magacaabay Yuusuf Axmed Hagar Dabageed. Wareegtadaan ayaa sidoo kale xil ka qaadis loogu sameeyay gudoomiyahii Hore ee gobalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Oromada Itoobiya oo Gadooday, Kuna Dhawaaqay Qorshe Gooni isu Taagid ah Rabashado, Dibad baxyo iyo dagaal is ceyrsi ah ayaa ilaa November bilowgeedii ka socda magaalooyinka ay degaan Oromada ee dalka Itoobiya taasi oo keentay in dad badan ay ku dhintaan.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaaladda Murugsan ee Dalka Burundi & Go’aanka Midowga Afrika Waxaa ka jira dhibaatooyin siyaasadeed oo halis ah tan iyo dhamaadka Bishii April ee aan soo dhaafnay, kadib markii madaxweyne Pierre Nkurunziza uu ku dhawaaqay inuu xilka dalkaas u taagan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kalluumeysato Iiraan Ah Oo Lagu Dilay Xeebaha Soomaaliya Burcad Badeed Soomaali ah ayaa weerar khasaare sababay ku qaaday Kalluumeysato u dhalatay dalka Iiraan, kuwaasi oo ka kallumeysanayay xeebaha Soomaaliya Ku xigeenka madaxa ururka kalluumeysiga ee dalka Iiran ninka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin:- Beello Ku Dagaallamay Duleedka Degmada Buuhoodle Ee Gobalka Togdheer Dagaal u dhaxeeya Maleeshiyaad qaab beeleed u abaabulan ayaa ka dhacay duleedka degmada Buuhoodle ee gobalka Togdheer, halkaasi oo khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta uu ka dhashay. Maleeshiyaadkaan ayaa…