1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askar Ka Tirsan Dowladda Federaalka Oo Ku Geeriyootay Weerar Ka Dhacay Gobalka Gedo Wararka ka imaanaya gobalka Gedo waxay sheegayaan in ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ay weerar lama filaan ah kala kulmeen ciidamada Al-shabaab, halkaasi oo khasaare kasoo gaartay askartii dowladda.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Amniga Gudaha Oo Dhinayacdii Ku Heshiiyay Baladweyne Ugu Baaqay Fulinta Qodobadii Lagu Heshiiyay Wasiirka amniga gudaha ee xukuumadda Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa soo dhaweeyay heshiis dhawaan magaalada Baladweyne ku gaareen Beello halkaasi ku dagaallamay, isaga oo dhanka kale kula dardaarmay beelahaasi inay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan “Cadaalad Darro Ma Aqbali Donno” Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo dib ugu laabtay magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Baay, kadib markii uu ka qeybgalay shirkii Madasha Wadatashiga Qaranka ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Dhallinyarada Soomaaliyeed Ugu Baaqay Ka Qeybqaadashada Horumarka Dalka Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhallinyarada Soomaaliyeed kula dardaarmay ka qeybqaadasha dib u dhiska dalka iyo sidoo kale ka shaqeynta horumar badan oo dalka gaaro. Madaxweynaha ayaa hadalkaasi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka S/gaas Shariif Sheekhuna : “ Boolisku waa saaxiibka dhabta ah ee bulshada“ Taliyihii hore ee Ciidanka Booliska Soomaaliya S/gaas Dr. Shariif Sheekhuna Maye ayaa fariin hambalyo ah u diray ciidanka Booliska Soomaaliya sanad guurada 72-aad ee ka soo wareegatay markii la aas’aasay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka 72-sano Guuradii Aasaaska Booliiska Soomaaliyeed iyo Taariikhdooda Maanta waxaa loo dabaaldagayaa 72-guuradii ka soo wareegtey markii la asaasay ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo beegneyd December 20, 1943-dii. Ciidanka Booliiska waxaa uu jiray Taariikhdaas ka hor sida uu Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Qarax Maanta Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Qarax loo adeegsaday gaari ayaa maanta ka dhacay wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Inta la xaqiijiyay Saddex qof ayaa qaraxaasi…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoon Is Weydaarsi u Socday Shaqaalaha Canshuuraha Barriga Oo Muqdisho Lagu Soo Gabagabeeyay Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Aadan Farkeeti ayaa maanta soo xiray aqoon is weydaarsi u socday laba todobaad Ciidamadda Ilaalada Canshuurah iyo Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda ee ka howlgala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Qarax Ka Dhacay Wadada Makka Al-mukarrama Ee Magaalada Muqdisho Qarax gaari loo adeegsaday ayaa goor dhaw waxa uu ka dhacay wadada Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho, kaasi oo dhawaqiisa laga maqlay meello badan oo magaalada Muqdisho ah.Warar kala duwan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayay Dhowrista Xuquuqda Caruurta Oo Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho Wasaradda Haweenka iyo xuquda Adanaha ee xukumada Soomaaliya ayaa manta kulan la qaadatay saraakiisha hay’adaha ammanka iyo ururada bulshada rayidka, waxaana kulankani looga hadlayay ilaalinta xuquuda caruurta Soomaliyeed iyo daryelkooda.…